Ceelhuur.com oo heshay Sawirada 22 nin oo ay sii daayeen Burcadbadeedda

Waxaa inoo suurtagashay inaan helno sawirada 22 hayste, oo burcadbadeed Soomaaliyeed sii daayeen kadib afar sanno oo ay gacanta ku hayeen, kooxda burcadda ayaa qaadatay lacag gaaraysa 2.2 malyan dollar maraykanka ah. Dadkan la sii daayey ayaa 13 waxa ay u dhasheen dalka China, halka 9 kale u dhasheen dalka Philipine, waxaana ay shalay ka […]

Continue Reading

Dhageyso: Afhayeenka Galmudug oo ka warbixiyey Ciidamada AMISOM ee Cadaado soo gaaray

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug ciidamo hordhac ah oo ka socda Howlgalka Midowga Afrika AMISOM, ciidamadan ayaa gaaraya ku dhawaad 100 askari. Afhayeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob da’ay oo saxaafadda la hadlay ayaa faafaahin ka bixiyey ciidamada maanta soo gaaray magaalada Cadaado, […]

Continue Reading

Ciidamo ka socda Howgalka AMISOM oo Cadaado Soo gaaray

Sida ay inoo xaqiijyeen ilo xog-ogaal ah waxaa goor dhow soo gaaray Magaalada  Cadaado xuranta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug ciidamo ka socda Howlgalka Midowga Afrika AMISOM, ciidamadan ayaa ka socda wadamada Jabuuti iyo Burundi, waxayna keenay diyaarad, ciidamada maanta ayaa tiradadoodu gaaraysa 70 askari, oo hordhac u ah ilaa 400 Askari la filayo […]

Continue Reading

Alshabaab oo la wareegay Deegaanka Halgan kadib markii ay ka baxeen ciidamada itoobiya

Ciidammada Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa saakay aroortii isaga baxay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, Mas’uuliyiintii maamulka degmada ee dowaldda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay horay u sii raaceen ciidammadii halkaa isaga baxay. Lama oga halka ay u jiheysteen ciidammada Itoobiya ee isaga baxay Halgan, hasse ahaatee waxaa la rumeysan yahay in u dhaqaaqeen […]

Continue Reading

Turkiga oo Basas aan Xabaddu karin ugu deeqday Soomaaliya (Sawirro)

Dowladda Turkiga ayaa maanta Gawaari nooca Basaska ah oo aan rasaasta Karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Amb Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambaloolshe), oo ay wehliyeen Howlwadeeno Safaaradda ka tirsan ayaa ku wareejiyay gawaaradaasi Basaska ah oo tiradooda ay tahay Labo ayaa waxaa loogu talogalay in loogu adeego […]

Continue Reading

Waa sidee saaka xaalada Magaalada Galkacyo?

Waxaa saaka dagan Xaaladda magaalada Gaalkacyo, kaddib markii shalay galab dagaal xooggan ku dhexmaray galbeed magaalada ciidmada Maamulada Puntland iyo Galmudug,  Waxa ayna isku adeegsanayeen madaafiic iyo hubka culus, dagaalkii shalay uu ahaa mid si saf ballaaran ku socday, isla markaana aanay jirin dhinac wali horumar ka sameeyay dagaalka, marka laga reebo in iyagoo difaacayadooda ku jira inay […]

Continue Reading

Faafaahin dagaal culus oo galabta ka dhacay Galkacyo

Waxaa faafaahino dheeri ah kasoo baxayaan dagaal culus oo galabta bacdal casir ku dhexmaray galbeedka magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland. Dagaalka ayaa ka cuslaa dagaaladii hore, waxaana la isku adeegsanayey madaafiic iyo qoryaha darandooriga u dhaca, waxaana xaafadaha magaalada ku dhacayey madaafiic. Dagaalka oo ahaa mid saf balaaran ah ayaan […]

Continue Reading

Daawo: Wasiirkii 2-aad oo maanta iska casilay maamulka Galmudug.

Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado Wasiir dowlaha Qorsheynta Galmudug C/raxmaan Maxamed Cismaan (Seyruuq), isagoo sheegay inuu iska casilay xilkii ka hayey Maamulka Galmudug. Waa wasiirkii labaad oo muddo 24 saac isaga casilay xukuumadda Galmudug, waxaana muuqata in xukuumada madaxweyne Guuleed ay noqotay tusbax furtay, kadib markii ay horey isaga casileen wasiiro kale. […]

Continue Reading

Caleema saarka Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar ka socota

Waxaa goor dhow bilaabatay munaasabada caleema saarka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa maamul goboleedka Hirshabeelle , waxaana madasha caleema saarka ku sugan Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,  Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Madaxweynaha Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Koofur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan, Madaxweyne […]

Continue Reading