Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Xubnaha Aqalka Sare ee Jubbaland

Baarlamaanka Maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku doortay sideeda xubnood ee ku matalaya Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraasta Aqalka sare waxaa ku tartamayay musaharxiin dhowr ah, waxaana xubnaha laga adkaaday kuna guul dareestay in ay kamid noqdaan Aqalka sare kamid ahaa Siyaasiga Caanka ah Maxamed Cabdi Gaandi […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Xubnaha Aqalka sare ee Koofur-Galbeed

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Baaralamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta cod u qaadayay musharxiin dhoor ah oo ku tartamayay kamid noqoshada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban […]

Continue Reading

Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare oo kismaayo ka socoto (Sawirro)

Waxaa si Habsami leh usocoto Doorashada Xubanaha Aqalka Sare ee Jubbaland waxaana ku Tartamaaya ilaa 17 Musharax oo doonaya Xubnaha Aqalka sare in ay ka mid Noqdaan, Codeyntii ugu horeysay ee Doorashada waxaa lagu bilaabay Musharax Xasan Faarax Xujaale iyo Musharax Cabdi Max’ed Tarax. Codeyn Mudo socotay kadib waxaa Xildhibaanada y u Codeeyen Musharax Xasan Faarax […]

Continue Reading

Barlamaanka Puntland oo dhageysanaya khudbooyinka Xubnaha u Sharaxan Aqalka Sare (Sawirro)

Xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garowe ayaa waxaa maanta ka bilowday dhageysiga khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Musharaxiinta u taagan xubinimada Aqalka sare ayaa waxay gaarayaan illaa 29 Musharax, kuwaasoo 8 ay tahay haween. Xubnaha Musharaxiinta ayaa waxaa ka mid ah Jen. Maxamed Siciid Xirsi Morgan iyo Madaxweynihii […]

Continue Reading

Akhriso: Galmudug iyo Puntland oo heshiis hordhac ka gaaray Colaadii Galkacyo

Sida maanta lagu daabacay bogga ay internetka ku leedahay wasaaaradda arimaha dibadda dalka itoobiya Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug iyo Puntland ayaa heshiis hordhac ah ka gaaray colaada ka aloosan magaalada Galkacyo oo ay ku barakaceen dad ka badan 50,000 qof sida ay sheegtay hay’adda UNHCR. Warbixintan ayaa lagu sheegay in labada maamul ay ku […]

Continue Reading

Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay 4 waddo cusub Magaalada Cadaado

Hogaamiyaha Galmudug C/kariin Guuleed ayaa maanta dhagax dhigay afar waddo cusub oo laga dhisayo xaafadaha magaalada Cadaado, waxaana mashruucan hirgalinaya Maamulka Degmada Cadaado iyagoo gacan ka helaya Mashruuca JPLG (Joint Program Local Governments) oo ah sanduuq ay ku midoobeen hay’adaha UNka si loo kabo hormarka degmooyinka. Mashruucan ayaa waxaa ku baxay dhaqaale kor u dhaafaya […]

Continue Reading

Daawo: C/kariin Guuleed oo Baaq u diray Ugaaska Beesha Xawaadle

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado ayaa ka warbixiyey doorashadii madaxda maamulka Hirshabeelle oo uu ka qeybgalay, isagoo baaq u diray Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas khaliif, hadaba hoos ka daawo hadalka Madaxweynaha.

Continue Reading

C/kariim Guuleed oo dib ugu soo laabtay Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado, Guuleed ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya xubnaha aqalka sare ee dhawaan la doortay, Wafdigan ayaa ka qeybgalay doorshadii Madaxweynaha Hirshabeelle  oo shalay ka dhacday Magaalada Jowhar. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiin sare, Madaxweynaha ayaa markale hambalyo […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan oo xariga ka jaray Mashruucca Nadaafadda Gobolka Benaadir (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Mashruuca Nadaafadda Gobolka Banaadir oo ay iska kaashadeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo Shirkad Maxali ah oo lagu magacaabo ECCO. Munaabadda waxaa goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ganacsato iyo marti […]

Continue Reading

Madaxweynaha oo u hambalyeeyey madaxda cusub ee Hirshabeelle

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo doortay Madaxweynaha maamulkaas iyada oo madaxweyne ku Xigeenna loo doortay Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) “Doorashadda dhacday maanta ee lagu doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka […]

Continue Reading