Wasiir iska casilay Xukuumadda maamulka Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

22/10/2016

JAMHURIYADDA FADARALKA SOMALIA
Dowlad Gobaledka Soomaliyeed ee
Galmudug

U JEEDO Is casilid

Ku Madaxweynaha
Ku- Madaxweyne ku xigeenka
Ku Godoonka Baarlamaanka
Og Wasiirka Wasaaradda

Anigoo ah Abdi Fatah mohamud Ahmed
Wasiir ku xigeenka wasaradda Bay’adda Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Gobaledka Galmudug

Waxaan halkaan ku cadatnayaa maanta oo ay ku beegan tahy 22/10 2016 in aan
Iska casilay xilikii wasiirnimo ee aan u hayay shacabka iyo Xukuumada Galmudug
Dhabtii iyadoo aan wax dhibaa to ah aan jirin ayaan xilkaasi isaga casilayaa arimo Shaqsiyadeed
waxaan ka codsanayaa Madaxweynaha iyo Maamulka in la iga aqbalo soo jeedintaydda ku aadan is casilidaydda :

Mahadsanidiin
Abdi Fataax mohamud Ahmed
( Qafiifow )
Dp ministerof Environmental,
Forasty And Range

Tagged

2 thoughts on “Wasiir iska casilay Xukuumadda maamulka Galmudug

Comments are closed.