Daawo: Booliska Cadaado oo soo badbaadiyey Cunug yar oo Qashin lagu dhextuuray
Ciidamada Booliska degmada Cadaado ayaa soo badbaadiyey cunug yar oo xalay lagu tuuray goob qashin ah xaafad ka mid magaalada Cadaado, dadka xaafada ayaa saaka aroortii ciidanka booliska ku soo wargaliyey cunugan, waxaana dabagal ay sameeyeen ciidamadu ku guuleysteen in ay soo qabtaan hooyadii dhashay cunugan iyo dad kale oo falkan ku lug lahaa. Taliye […]
Continue Reading