Diyaaradaha Nuuca Jetka ayaa ah kuwa ugu badan ee ay adeegsadaan maalqabeenada iyo Madaxda caalamka, diyaaradahan ayaa loo diyaariyaa hab casri oo loo dhameystiray adeegyada jiifka, fadhiga , xafiisyo shaqo, internet iyo adeegyo kale.
Diyaaradahan ayaa ah kuwa fudud, waxa ayna qaadaan 10 ilaa 20 qof oo helaya adeeg VIP ah, waxaana lagu sameeyaa dalab ay codsadaan maalqabeenada, waxaana aad u isticmaala boqorada iyo hantiilayaasha carabta.
Hadaba halka ka daawo qaar kamid ah sawirada diyaaradahaas.