Akhriso: Liiska Musharixiinta ku tartamaya Aqalka Hoose beelaha Waqooyi
Gudigga doorashada ayaa soo saaray liisks musharoxiinta ku tartamaya kuraasta qaar ee beelaha waqooyi ee golaha shacabka Soomaaliya.
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Gudigga doorashada ayaa soo saaray liisks musharoxiinta ku tartamaya kuraasta qaar ee beelaha waqooyi ee golaha shacabka Soomaaliya.
Continue ReadingSenator Abshir Axmed Maxamed(Bukhaari) ayaa war Saxaadafeed uu soo saaray December 31, 2016-ka ku sheegay in uu iska casilay xilka madaxa ugu sareeya ee Goobjoog Media Group isagoo kaalintiisa ku soo koobey ka mid ahaanshiyaha Board-keeda si tallooyin uga dhiibto markii loo baahdo. Mr. Bukhaari, waxaa uu sidoo kale, waraqadda iscasilaadda ku sheegey in uu […]
Continue ReadingXilli abaaro ba’an oo dadka iyo duunyada saamayn ku yeeshay ay ka jiraan gobolka Galgaduud ayaa maamulka deegaanka Galinsoor waxa uubilaabay in biyo dhaamis loo sameeyo tuulooyinka ku hareeraysay magaaladaas, halkaas oo ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah oo soo gaari waayay meelaha biyaha leh. Xoolaha ayaa u dhimanaya harraad iyo gaajo, waxaana […]
Continue ReadingWararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goor dhow Xarunta Madaxtooyada dhexdeeda lagu dilay Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Ilaalada ee Madaxtooyada Gashaanle sare Cabdi Cabdulle Qoorgaab. Sarkaalkan, ayaa waxaa dilay askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada, iyadoo laba askari oo kalana uu goobtaasi ku dhaawacay. Askarta dhaawaca ah, ayaa waxaa la soo sheegaya in […]
Continue ReadingDowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ciidankeeda ay deg eg ugala bixi doonto Somaliya, kadib markii ay dowladdaasi sheegtay in ciidamadan aysan helin wax mushaar ah muddo bilo ah. Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa Jimcihii ku hanjabay in ciidamo gaaraya 5,500 askari oo qeyb ka ah howlgalka Midowga Africa ee Amisom ay Somaliya kala soo […]
Continue ReadingBaarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kalfadhigooda labaad. Kulanka ay yeelan doonaan xildhibaanada Labada Aqal ayaa waxaa lagu magacaabi doonaa Guddiyo ka shaqeeya arrimaha Doorashada iyo xilliga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha. Sidoo kale xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu waddaa in ay shaaciyaan waqtiga ay […]
Continue ReadingCiidamada Booliska dowlad goboleedka Galmudug, ayaa gacanta ku soo dhigay nin dil ka geystay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug. Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa sheegay ninkaan inay ku daba jireen, kadib markii uu laba maalin ka hor uu deegaanka Camaara ku dilay nin lagu magacaabi jiray Axmed Shiil oo u shaqeynaayay Hay’adda ICRC. Taliye ku xigeenka […]
Continue ReadingKooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay xafaada Huriwaa ee magaalada Muqdisho marxuum Axmed Dhoorre Raage oo ka mid ah ergadii magaalada Cadaado ku doortay xildhibaanada cusub. Marxuumka oo ayaa xiliga la dilayey kasoo baxay masjid ku dhow gurigiisa, waxaana da’diisa lagu sheegay 80 jir, waxa uuna ka mid ahaa ergadii beesha Saruur […]
Continue ReadingWarmurtiyeed xalay kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madasha Hoggaanka Qaran ay dib u dhigeen xulashada 18 kursi ee lagu kordhiyey aqalka sare ilaa inta ay ka dhamaaneyso dhismaha dowlada cusub. Dastuurka kumeelgaarka ee dalka ayaa dhigaya in tirada xubnaha aqalka sare yihiin 54 xildhibaan, waxaana 18 xubnood ee madashu ku dartay lagu […]
Continue Reading28-ka december maalin MURUGO iyo GOCOSHO badan! Maalmuhu ka la wanaagsan, dadkuna ka la aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg maalmuhu ku wareegaan, maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow iyo cad, murugo iyo farxad, jaadadkaas maalmaha waxay yihiin hadba sida ay u soo marto qofka, bulshooyinka, shucuubta, […]
Continue Reading