Sheeko Jaceyl: Iska kay ilow!!! Qeybta 1-aad
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan maalin kasta oo jimce ah idiin soo gudbin doonaa haddii Alle idmo taxanaha sheekooyin jaceyl. Maanta waxaan idiin soo bandhigeynaa Qeybta Koowaad ee sheekada ciwaankeedu yahay ISKA KAY ILOOW UMA XIISIN JACAYLKAAGII….. waxaana qalin u qaadatay Fatxi Xaaji Abshir [Niiniile]. Hadaba ka bogasho wacan. Goor sheegtadu waxaay ahayd 3:00pm galabnimo xili salaada casir […]
Continue Reading