Sawirro: Diyaargarowga Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa heer gabagabo ah maraya diyaargarowga xaflada caleemasaarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa diyaargarowga, marti badan ayaa u timid sidii ay uga qey gali lahayeen caleemasaarka, Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madax maamul goboleedyada ayaa la filayaa in saacadaha soo socda soo gaaraan Cadaado.

Ammaan ayaa aad loo adkeeyey, calanka Qaranka iyo kan Galmudug ayaa ka babanaya wadooyinka magaalada, mashquul ayaa ka muuqda xarunta Madaxtooyada Galmudug.

FB_IMG_1496012018505 FB_IMG_1496012110829 FB_IMG_1496007616260 FB_IMG_1496007611278 FB_IMG_1496007604179 FB_IMG_1496007587294 FB_IMG_1496007575374 FB_IMG_1496007571555 FB_IMG_1496007567796