Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo Markii ugu horeysay shir gudoomiyey Shirka Wasiirada Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta markii ugu horeysay shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada Galmudug, Golaha wasiirada ayaanan yeelan wax kulan muddo dhowr bilood ah, waxaana Galmudug ilaa Janaayo 2017 ku jirtay qalalaase siyaasadeed, kaas oo ay hadda ka soo kabaneyso. Shirka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay Madaxweyne ku […]

Continue Reading

Xayaakallah! Xumaanta Jooji! Xoosh Jibriil

Waa ka xumahay in uu waqti iga galo inaan ka jawaabo dacaayad raqiis ah oo uu baraha bulshada la dhex wareegayo Wasiir jahawareersan Abdi Xoosh Jibriil oo inta uu shaqadii loo igmaday dayacay shaqo ka dhigtay Wariyayaasha dhexdeeda waqti baddanna ku bixiya ,sidan oo kale Soomaali ayuunbaa lagu arkaa. Ka waran hadii aan magaalada Muqdisho […]

Continue Reading

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Heshiiskii ay gaareen Madaxda Galmudug & Puntland

Amb. Micheal Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay Cadaado ku gaareen Madaxda Puntland iyo Galmudug, War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ergeyga Qaramada Midoobey ayaa waxaa lagu ammaanay heshiiska ay wada gaareen labada Madaxweyne, iyadoo looga codsaday inay ka shaqeeyaan ka mira dhalinta heshiiskaas. “Beesha Caalamka waxay soo dhoweyneysaa Heshiiska Nabadeed ay gaareen labada Madaxweyne waxaana […]

Continue Reading

Daawo: Dhismaha cusub Jaamacadda Galgaduud oo xarigga laga jaray

Dhismaha cusub ee jaamacadda Galgaduud ee magaalada Cabudwaaq ayaa xarigga laga jaray, dhismaha jaamacadan ayaa waxaa iska kaashaday dadka deegaanka iyo hay’adda SSF, wuxuuna ka mid ahaa 4 mashruuc oo lagu hormarinayey deegaanada Galmudug oo kala ahaa : Balaarinta dhismaha isbitaalka Cadaado Dhismaha Jaamacadda Galgaduud ee magaalada Cabudwaaq. Dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Hobyo. Dhismaha isbitaalka […]

Continue Reading

GalMudug! Xog – waran… W/Q: Maxamed Qaasim

GalMudug:waa Galgaduud Iyo Mudug,  magac ahaan. Laakin hadda waxay ka jirtaa magaalooyin kooban  (CADAADO, CABUD WAAQ, BALANBALLE, HOBYO,  IYO KOOFURTA GALKACYO. ),  Inta kale  waxaa gacanta ku haya kooxda Suffa,  Alshabaab,  iyo muran dhuleed ka dhaxeeya Puntland iyo Galmudug. Markii uu madaxweyne Cabdikariin Xussen Guleed,  soo dhisay xukuumaddii ugu horeysay ee GalMudug yeelato. Qaladaadkii muuqday […]

Continue Reading

Foreign interventions in Somalia

Foreign interventions in Somalia Occupying 3,000 kilometers of coastal territory where the Red Sea flows into the Indian Ocean, Somalia forms the ‘Horn’ of East Africa. It is a country of arid plains which rise to mountains in the north. Traditionally, the Somali are a nomadic people whose subsistence relies on the herding of goats, […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u Magacaabay Fahad Yaasiin Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS

Madaxweyne Farmaajo oo u Magacaabay Fahad Yaasiin Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS FAAFIN DEGDEG AH 31ka May 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Fahad Yaasiin […]

Continue Reading

Sawirro: Qaraxyo lagu Qabtay Boosaaso

Ciidamada Ammaanka Magaalada Boosaaso ayaa Gacanta ku dhigay Gaari UD ah oo waday Walxaha Qarxa, Isgaarsiin Casri ah nooca ay Ciidamadu isticmaalaan iyo Labadii Qof ee gaariga wadatay. Gaariga wuxuu Siday Qudaar, Ciidamada oo ku baarayay Kontaroolka Laga soo Galo Magaalada Boosaaso ayaa Ogaaday in Qaraxyo saaranyihiin Gaariga kadibna waxaa la amray in rarka saaran […]

Continue Reading

Somalia: World Bank Approves US$50 Million in Support of Emergency Drought Response and Recovery

The Board of Executive Directors of the World Bank today approved a US$50 million emergency project – Somalia Emergency Drought Response and Recovery Project (SEDRP, the Project) – to scale up the drought response and recovery effort in Somalia. Somalia is facing its worst drought in decades, with over half the population – an estimated […]

Continue Reading