Sawirro: Askari Turki ah oo guursaday intuusan soo Aadin Somalia

Wararka Maanta

Indhaha caalamka ayaa waxaa soo jiitay Askari Turki oo magaciisu lagu soo koobay Alkaay ayaa go’aansaday inuu alkuntiisa doonto intii uusan usoo safrin Soomaaliya.

Askarigan ayaa ka mid ah askar waardiyeynaya maraakiib mucaawino u sida dalkeena Soomaaliya. Deeqdan mucaawinada ah ayaa waxaa ku deeqay bisha Cas ee Turkiga.

الجندي التركي “الكاي” قرر أن يتقدم بطلب الزواج من خطيبته قبيل سفره إلى الصومال مع البحرية التركية من أجل حراسة سفن مساعدات الهلال الأحمر التركي، فكانت هذه الصور.
FB_IMG_1496505647105 FB_IMG_1496505651313 FB_IMG_1496505656518