Daawo: Diyaaradda ugu weyn Adduunka oo la soo bandhigay

Wararka Maanta

Diyaaradda dunida ugu weyn ayaa lagu soo bandhigay gobolka Atlanta ee dalka Maraykanka, Diyaaradaan ayaa lagu magacaabaa Stratolaunch, cabirka baalasheeda ayaa ah  385 feet,  waxayna qaadi kartaa diyaaradaan culeys gaaraya 580 ton, sidoo kale diyaaradaan ayaa leh 6 Matoor, diyaaradan ayaa loo adeegsan doonaa in ay qaado dayax gacmeedyada, waxayna howl gali doontaa 2019.