Wafdi heersare oo maanta tagaya degmada Hobyo

Sidoo ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah maanta ayaa  la filayaa in ay gaaraan degmada Hobyo wafdi heersare ah oo isugu jira Soomaali iyo Anjabi, wafdigaan ayaa waxaa  hogaaminayo wasiirka Kaluumeysiga dowlad goboleedka Galmudug Xasan Gurey, Wafdigan oo ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa ujeedadoodu tahay sidii ay u maalgashan lahaayeen deegaanka. Magaalada Hobyo ayaa waxaa […]

Continue Reading

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo kulan deg deg ah ku baaqay

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Somaaliyeed ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Xawaadle in ay ka soo qeybgallaan kulan muhiim ah ugu danbeyn maalinta Isniinta ah. Kulanka oo ka furmaya magaalada Beledweyne ayuu sheegay Ugaaska in lagu wargalinayo dhamaanba siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha in muddo saddex cisho ah gudahood […]

Continue Reading

Jubaland President expected at Garissa governor inauguration

Somalia’s Jubaland Federal State President Ahmed Madobe is among prominent leaders invited for Garissa governor-elect Ali Korane inauguration slated for Monday. Mr Siyad Osman, one of the members of the committee tasked with preparations for the ceremony said they have invited leaders from Kenya and Ethiopia. He was speaking at the Garissa Primary School playground […]

Continue Reading

Horumar waxbarasho ee deegaanka Bandiiradley ee Mudug

Kulanka oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka socatay wasaaradda waxbaarshada Galmudug, Aqoonyahano,waalidiin iyo arday ayaa waxaa ugu horeyn ka hadalay Macalin Salaad Cali Mire oo ka mid ah culuma’udiinka deegaankaasi,waxaana uu sharaxaad ka bixiyay sanado ka hor waxa laga aaminsanaa waxbarashada maadiga ah  iyo dadaalka ay u soo galeen. “Runtii dadaal badan ayaa ku […]

Continue Reading

Akhriso: Heshiis ay wada saxiixdeen Soomaaliya iyo Jabuuti

(Jabuuti, Agoosto 18, 2017) Wasiirrada Boostada iyo Isgaarsiinta ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan iyo Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, ayaa si wada-jir ah u soo saaray war-murtiyeed ku saabsan waxyaabihii ay isku afgarteen labada dhinac. Ujeeddada booqashada rasmiga ah ee wasiirka iyo wafdigiisa, oo afar cisho qaadatay, ayaa ahayd sidii loo […]

Continue Reading

Cabdulqaadir Aroma: qoraagii qarniga 21AAD

Cabdulqaadir Aroma: qoraagii qarniga 21AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr Cabdulqaadir Cusmaan Aroma (AUN), waxa uu ahaa nin inta qof qoraa ah lagu tilmaami karo, hibo iyo haaneedinba Eebbe siiyey. Buugaagta uu qorey, dhaxalka uu uga tegay faca iyo firka dambe, ayaa ah kuwo uu adeegsadey, xog ogaalnimo, farshaxannimo iyo dhaqanyahannimo qotodheer, oo aanan ku arag […]

Continue Reading

MOPIC- Galmudug: Job Vacancies TOR-Intern (Young Graduate)

INTERNSHIP WITH GALMUDUG STATE OF SOMALIA Job Title :  Intern Job Category: Intern Department/Group: Ministry of Planning and International Cooperation (MOPIC) Location : Adaado Reporting Line Primary Report: Reports to DG/PS/Deputy Minister Secondary Reporting line : UNDP’s Support to Emerging Federal States Project team Starting Date : September 2017 Position Type: Interns   Please Download here full […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalka Xeraale

Deegaanka Xeraale gobolka Galgaduud oo dhawaanahaan colaad ka taagneyd ayaa maanta waxaa dagaal culus ku dhex maray ciidamada deegaanka iyo ciidamada Ahlu sunno. Dagaal ayaa dhowr jeer dhacay, waxaana galabta dhacay dagaalkii ugu cuslaa, ciidamada Ahlu sunna weerar celis ah soo qaadeen, waxaana dagaalka ka dhashay khasaare farabadan oo soo gaaray dhinacyadii halkaas ku dagaalamayey. […]

Continue Reading