Dil lagu xukumay Dhaliyaro horey u dilay Suldaan Hilowle Xeefoow (Sawirro)

Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday laba eedeysane oo loo heystay in ay dileen Allaha Unaxariiste Suldaan Hilowle Xeefoow Xuseen, oo ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada dowlada federaalka soomaaliya. Xasan Cabdiraxmaan Aadan (Wabiyow) oo kamid ah garsoorayaasha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa warbaahinta […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo Mareergur kula kulmaya Madaxda Ahlu sunna

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi la socda ayaa Maanta oo Talaado ah la filayaa in ay tagaan Degaanka Mareergur Ee Gobolka Galgaduud islamarkaana u dhexeeya Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Godinlabe. Saraakiil sarsare oo ka tirsan  Madaxtooyada Galmudug ayaa ceelhuur.com  u xaqiijiyey in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele uu Maanta tagayo Degaanka […]

Continue Reading

Nabadoon Xaad Oo Ugu Baaqay Xildhibaannada Galmudug Meelmarinta Wasiirada Cusub

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay baarlamaanka maamulka Galmudug iney si shuruud la’aan ah ku meelmariyaan wasiirada cusub ee uu magacaabay madaxweyne Xaaf. Waxa uu sheegay in shaqo badan laga doonayo maamulka Galmudug, islamarkaana muhiim ay tahay in la helo maamul mid ah oo eegaya danaha shacabka Galmudug. “Waxaan […]

Continue Reading

Alshabaab oo xaqiijiyey dilka Sh. Cali Jabal Wakiilkoodii Gobolka Banaadir

Al-Shabaab ayaa  si rasmi ah u xaqiijiyay geeridii Sheekh Cali Maxamed Xuseen (Sheekh Cali Jabal) oo ahaa wakiilkii Alshabaab Gobolka Banaadir, kaddib markii dhamaadkii bishii July lagu dilay duqeyn uu fuliyay Mareykanka. Bayaan ka soo baxay Al-Shabaab oo ku qornaa afka Carabiga, kuna saxiixnaa Hoggaanka sare Al-Shabaab ayaa waxaa looga hadlay geerida Sheekh Cali Jabal, […]

Continue Reading

Faafaahin dagaal kooban oo ka dhacay duleedka Cadaado

Waxaa dagan xaaladda goobihii ay galabta ku dagaalameen ciidamada Maamulka Galmudug iyo maaliyeeshiyo uu horkacayey Cabdulqaadir Afweyne, dagaalka ayaa ka dhacay meel 5km waqooyi kaga beegan Magaalada Cadaado. Meel u dhow Barta dagaalku ka dhacay ayaa waxaa kontorool ku lahaa ciidamada Booliska, waxaana goob u dhow dagay Maleeshiyada ina Afweyne, iyadoo maleeshiyadu bilaabeen in ay […]

Continue Reading

Wafdi heersare oo maanta tagaya degmada Hobyo

Sidoo ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah maanta ayaa  la filayaa in ay gaaraan degmada Hobyo wafdi heersare ah oo isugu jira Soomaali iyo Anjabi, wafdigaan ayaa waxaa  hogaaminayo wasiirka Kaluumeysiga dowlad goboleedka Galmudug Xasan Gurey, Wafdigan oo ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa ujeedadoodu tahay sidii ay u maalgashan lahaayeen deegaanka. Magaalada Hobyo ayaa waxaa […]

Continue Reading

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo kulan deg deg ah ku baaqay

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Somaaliyeed ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Xawaadle in ay ka soo qeybgallaan kulan muhiim ah ugu danbeyn maalinta Isniinta ah. Kulanka oo ka furmaya magaalada Beledweyne ayuu sheegay Ugaaska in lagu wargalinayo dhamaanba siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha in muddo saddex cisho ah gudahood […]

Continue Reading