Sawirro: Ciidamadda Puntland oo burburiyey Saldhigyadii Daacish

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo ay weheliyaan ciidamada Badda Puntland (PMPF) iyo ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa soo geba-gebeeyey hawlgallo dagaal oo ka dhan ah ururka argagixisada Daacish oo ay afartii maalmood ee la soo dhaafay ka wadeen Buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari, gaar ahaan aagga deegaanada Canjeel, Dhaadaar, Dhasaan, Buq, Toox iyo Bohol ee […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho soo gaarey

Waxaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho guddomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu hogaaminayo,iyadoo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti waxaa soo dhaweeyey guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Waxaa lafilayaa in uu ka qeybgalo kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka,islamarkaana uu lakulmi […]

Continue Reading

Galmudug oo dalbatay in sharciga la horkeeno askarigii dilay Xildhibaanka

Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyow oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka inay sharciga horgeyso askarigii ka dambeeyay dilka Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabayay Maxamed Cabdi Guuleed (Madoobe) ayaa waxaa toogasho ku dilay mid ka mid ah Ilaalada Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo […]

Continue Reading

Madaxda Xamar joogta waxey askartooda kula dar daarmeen qofkii aad ka shakisaan dila

Dilalka ay fuliyaan ilaalada madaxda ayaa kusoo badanaya Muqdisho, goor walba ayey dhacdaa in gaadiidka ay saaran yihiin masuuliyiinta Dowladda ay shacab jiiraan ama toogtaan. Mararka qaar madaxda dhexdeeda ayaa is toogata waana meesha lagu ogaado sababta ay mar walba u dhibaateeyaan shacabka. Markii askarta nin masuul ah ay disho masuul kale waxa ugu horeeya […]

Continue Reading

Xildhibaan galabta lagu dilay Muqdisho

Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed Moadoobe oo kamid ahaa Baarlamaanka Galmudug oo goordhow u geeriyooday Dhaawac halis ah oo kasoo gaaray rasaas  ay ku fureen ilaalada Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka. Xildhibaanka ayaa dhowr xabadood madax ugu dhaceen, waxaana dhaawaciisa loola cararay isbitaalka Degfeer Magaalada Muqdisho, Xildhibaan ayaa marayey meel ku dhow isgoyska Sayidka. Xildhibaanka geeriyooday […]

Continue Reading

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda DFS oo Mashruuc ka dhagaxdhigay Bandiiradley (Sawirro)

Wasiir ku xiggeenka wasaaradda Maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane C/llaahi sheekh Cali Qaloocoow Iyo wasiiru dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Galmudug, Cumar Maxamed Diiriye oo ay wehliyeen masuuliyiinta maamulka Gobolka mudug,  ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay xarunta maamulka deegaanka Bandiiradleey iyo xarunta garsoorka deegaankaasi. Wasii C/llaahi, ayaa sheegay in mashruucaan laga […]

Continue Reading

Guriga Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle oo la weeraray

Magaalada Jowhar ee xarunta  Hirshabelle ayaa xalay bam gacmeed lagu weeraray guriga Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle. Xildhibaanka gurigiisa la weeraray ayaa  lagu magacaabaa Maxamed Bashiir Qaasim Daqare, Xaaska Xildhibaanka iyo mid ka mid ah ilaaladiisa ayaa dhaawac ka soo gaaray qaraxaasi, kadib markii bambada guriga ay ku dhex qaraxday. Xildhibaan Daqare ayaa ku maqanaa Magaalada […]

Continue Reading