Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka deegaannada Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantayba ku ammaanay sida nabadda ah oo ay doorashooyinka Somaliland u dhaceen, kuwaas oo sumcad, sharaf iyo karaama u soo hooyey guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. […]

Continue Reading

Waa kuma Muuse Biixi Madaxweynaha Cusub Somaliland?

Muse Biixi Cabdi, Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanideeda ee Somaliland ayaa ku dhashay miyiga Hargeysa sandkii 1948. Waxa uu sheegay in uu waxbarashadiisii Quraanka, dugsiga hoose iyo dhexeba uu ku qaatay magaalada Hargeysa, Dugsiga sare ee Cammuud ee Borama ayuu ka qalin jebiyay sanadkii 1970-kii, Ka dibna wuxuu ku biiray ciidamada […]

Continue Reading

Muuse Biixi Cabdi oo ku guuleystay Madaxweynaha Somaliland.

Cadbiqaadir Iimaan Warsame, guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa shaaciyay natiijada doorashada ee ay guushu ku raacday Muuse Biixi. Muuse Biixi Cabdi ayaa loo doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Xisbiga Kulmiye ee uu murashaxa u yahay Muuse Biixi ayaa sida uu sheegay guddiga doorashada waxa uu helay 55.19%. Muse Biixi Cabdi ayaa ahaa guddoomiyaha xisbiga […]

Continue Reading

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wadahadallo la yeeshay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dhabi, ahna Ku Xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee dalkan Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan. Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay soo dhoweynta diirran iyo taageerada joogtada […]

Continue Reading

Natiijada Doorashadii Somaliland oo maanta lagu dhawaaqayo

Waxaa la filayaa  in maanta lagu dhawaaqo natiijada doorashadii 13 Bishan ka dhacday maamulka Soomaaliland, Guddiga doorashooyinka ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqaan sida codadka loo kala helay saddex Xisbi ee ku loolamay kursiga Madaxweynaha maamulkaasi.  Guddiga Doorashooyinka ayaa sheegay in Dib loo tiriyay Codadkii Muranka dhaliyay ee laga dhiibtay Magaalooyinka Hargeysa iyo Gibileey, wuxuuna […]

Continue Reading

Sawirro: Wasiir ku xigeenka Maaliyadda DFS oo Cadaado soo gaaray

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sh. Cali Qaloocow iyo wafdi la socda ayaa galabta soo gaaray Magaalada Cadaado Caasimadda kumeelgaarka ah Galmudug. Wasiirka ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey Wasiirka arimaha Gudaha Galmudug Mudane Maxamed Xayir Nuur, Madaxa Mashruuca SSF (Somali Stabilitay Fund) Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya Mudane Cali Xaaji. Dhanka kale wafdigan ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Alshabaab oo soo bandhigay Askar ka tirsan Ciidanka Jubbaland

AlShabaab ayaa Degmada Jilib ee Jubbada Dhexe waxay ku soo bandhigeen saddex askari oo ay sheegeen inay ka goosteen ciidanka Maamulka Jubbaland. Askartaan ayaa lasoo bandhigay iyaga oo wata hubkooda, waxayna Warbaahinta Ururka Shabaab ay sheegtay inay ka soo goosteen ciidankaan Saldhiga Ciidamada Jubbaland ee deegaanka Buulo gaduud. Ciidamadan Jilib lagu soo bandhigay oo watay […]

Continue Reading