MD Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Ciidanka ku jira xerada Gen. Gordan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shalay gelinkii dambe kulan gaar ah la qaatay Ciidanka ku jira xerada Gen. Gordan ee ku taalla degmada Hodan, kuwaasi oo uu tababaray Imaaraadka Carabta. Ciidankan oo gaarayay 270 Askari oo 60 ka mid ah ay ahaayeen kuwa Kummaanooska lugta ah ee Imaaraadka uu tababaray ayaa […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Shirka Bandhigitaanka Waxqabadka Wasaaradda A.Gudaha Galmudug (Sawirro)

Si loo sameeyo isla Xisaabtan iyo Fulinta Adeegyo Bulsho oo  Taya leh, ayaa Maanta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose ee Galmudug waxa ay Qabatay Shir ay ku soo Bandhigaso Qaab dhismeedkA iyo Waajibaadka Wasaarada, waxaana ka soo Qaybgalay inta Badan Wasiirada Wasaaradaha Galmudug iyo Xildhibaano,  iyaddoo Muddo Dheer la falanqeeyey Qaab dhismeedka Wasaaradaha iyo […]

Continue Reading

Kenya oo Joojisay Xaflad lagu Soo dhaweyn lahaa C/raxmaan C/shakuur

Wararka naga soo gaaraya Magaalda Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in dowladda Kenya ay joojisay Xaflad lagu soo dhaweyn lahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Xafladdaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool dalka Kenya. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa ah guddoomiyaha Xisbiga Wadajir, waxaana lagu waday […]

Continue Reading

Sawirro: Tiiceey oo si diiran loogu soo dhaweeyey Muqdisho

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimadda dalka. Tiiceey ayaa ka soo safray Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Aqalka Sare Senator Abshir Bukhaari, Wasiir Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor), […]

Continue Reading

Dagaal ka socda Xerada Gen. Gordon Magaalada Muqdisho

Iska horimaad u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka socda Xeradda ciidamada Generaal Goordan degmada Hodan magaalada Muqdisho, xeradaan ayaa dhawaan dowladda Soomaaliya waxa ay kala wareegtay Imaaraadka Carabta. Dadka degaanka ayaa inoo xaqiijiyey in dagaalku Muddo ku dhow Saacad ka socdo halkaas,  dagaal oo xooggan ayaa u dhaxeeyo ciidamo kawada tirsan dowaladda […]

Continue Reading

Wasiirkii ugu horeeyey oo isu casilay Tartanka Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo isku soo sharaxay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha, isagoo noqday ninkii u horeeyay ee xil isagoo haya iska casila, isna sharaxa. Mudanahaan ayaa isu casilay si uu u buuxiyo shuruudda […]

Continue Reading