Soomaaliya oo daahfurtay Hab-Raaca Daneeyayaasha Badqabka Saxafiga

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yooniis, ayaa maanta daahfuray Hab-Raaca qaran ee Badbaadinta Saxafiga, oo ah kii ugu horeeyay ee laga hirgaliyay dalalka ku yaalla Bariga Afrika. Mudane, Cabdiraxmaan ayaa tallaabo guul ah ku tilmaamay go’aanada ka soo baxay shirka muddada labada maalmood u socda daneeyayaasha badbaadinta saxafiyiinta, waxayna go’aan ka gaareen […]

Continue Reading

Maxamed Salax oo ku guulaystay abaalmarinta PFA ee 2018ka (Sawirro)

Maxamed Salax ayaa ku guulaystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan xilli ciyaareedka 2017-18ka ee uu bixiyo ururka ay ku midaysan yihiin xirfadleyaasha kubbadda cagta Ingiriiska ee magaciisa loo soo gaabiyo PFA. Ciyaaryahankan afka hore uga dheela Liverpool oo 25 jir ah ayaa abaalmarintan ka qaaday Kevin de Bruyne, Harry Kane, Leroy Sane, David Silva iyo David […]

Continue Reading

Somalia Launches multi-stakeholder dialogue forum for safety of Journalism

PRESS RELEASE Somalia Launches multi-stakeholder dialogue forum for safety of Journalism Mogadishu, 22 April 2018: The Minister of Information, Culture and Tourism, Honourable MP, Abdirahman Idan Yonis has today launched Somalia’s National Mechanism for Safety of Journalism, the first to be launched in East Africa. Honourable Idan hailed the achievement of the two-day multi-stakeholder dialogue […]

Continue Reading

Sawirro: Imaaraatka oo Qalabkooda ka rananaya Muqdisho

Dekada Muqdisho waxaa taagan Markab lagu Magacaabo  (JABAL ALI 7)uu leeyahay imaaraadka Carabta kaas oo la doonayo in lagu raro Qalabka milateri ee Imaaaradka ka yaalla gudaha Magalada Muqdisho. Maalma ka hor Imaaraadka Carabta ayaa Qalabkii Milateri oo isugu jiray Gawaarida aan Xabada Karin ee loo yaqaano Bulletproof ,Gawaarida ay isticmaalayeen Saraakiisha tababarayaasha ahaa ee Imaaraadka […]

Continue Reading

120 Haween ah oo Tababar looga furay Dhuusamareeb (Sawirro)

Haweenkaan Tiradoodu gaareyso 120, kana kala yimid Degmooyinka Gobolka Galgaduud ayaa tababarkaan looga furay Magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna ku saabsan yahay sida Haweenku uga qeyb qaadan karaan Amniga ayna ula shaqayn lahaayeen Laamaha Amniga Gaar ahaan Booliiska. Aqoon Kororsigaan ayaa waxaa iska Kaashaday Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyo Wasaaradda Amniga Maamulka Galmudug iyo Hay’adda horumarinta […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Daah furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas oo looga dan leeyahay in la helo xog dhamaystiran oo ku saabsan shaqaalaha. Waxaan ka soo qayb galay xubno ka socday gollaha Wasiiradda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha iyo shaqaalaha dawliga ah. Ra’iisul Wasaaraha […]

Continue Reading

Canadian man imprisoned for 11 years in Ethiopia returns to Toronto

A Canadian citizen imprisoned in Ethiopia for more than 11 years has returned to Toronto after a gruelling campaign by his family and an international human rights group to free him. Bashir Makhtal was sentenced to life in prison in 2009 after he was arrested by Ethiopian authorities for his alleged involvement in an independence movement. Amnesty International […]

Continue Reading

Turkish envoy to Somalia Olgan Bekar: Still so much work to be done in Somalia

Turkey still has its hands full in Somalia in spite of excellent and brotherly bilateral ties and humanitarian efforts as well as investments since 2011, Turkey’s Ambassador to Somalia Olgan Bekar said. Speaking to Daily Sabah in an exclusive interview, the Turkish envoy in Mogadishu said that Turkey has realized a remarkable number of development […]

Continue Reading

Akhriso: Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Guddiga Qaban-qaabada doorahada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa goordhow soo saaray jadwalka doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin karaan guddi-hoosaadka diwaan-gelinta murshaxiinta oo fadhigooda yahay xarunta Villa Hargeisa. Murashaxa u tartamaya guddoomiyaha golaha shacabka, kana tirsan golaha wasiirrada waa inuu guddiga qaban-qaabada u keenaa caddeyn ku xusan is-casilaadda/is-casilaadeeda marka uu is-diiwaangelinayo. Kharashaadka […]

Continue Reading

Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Hargeysa Laga Sii Daayey

Ciidamada Somaliland ayaa sii daayey Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ugu caansan deegaannada Somaliland. Buurmadow ayaa xabsiga la dhigay kadib markii uu ka qeybgalay xaflad dhaqameed ka dhacday deegaannada Puntland, iyadoo Labo cisho uu xirnaa. Waxaa jiray dedaal badan oo ay sameeyeen waxgaradka Somaliland iyo sidoo kale mas’uuliyiin ka mid ah maamulka, […]

Continue Reading