Tottenham Hotspur Oo Xaqiijisay Saxiixa Lucas Moura
Tottenham Hotspur ayaa xaqiijisay inay lasoo saxiixatay Lucas Moura oo ka yimid Paris Saint-Germain heshiis waqti dheer ah. 25 jirkaan ayaa qandaraaska u saxiixay kooxda ka dhisan Waqooyiga London ilaa 2023 ka dib markii uu 25 milyan oo ginni kaga soo wareegay kooxda Ligue 1. Waqtiga uu ku sugnaa caasimadda Faransiiska, ciyaaryahanka reer Brazil ayaa […]
Continue Reading