Antonio Conte Oo Xaqiijiyay In Alvaro Morata Uu Soo Laabtay
Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in Alvaro Morata uu ku dhow yahay inuu ku soo laabto kulanka sabtida ee Premier League ay la ciyaarayaan Southampton garoonka Stamford Bridge. Morata ayaa seegay kulankii kooxdiisa ay 3-1 kaga badisay kooxda Huddersfield Town habeenkii talaadada sababo la xiriira dhibaato dhaawac, waxaana la aaminsan yahay in xiddiga heerka […]
Continue Reading