Philippe Coutinho “Ma hubo mustaqbalka Liverpool”

Philippe Coutinho ayaa qirtay inuusan hubin waxa  ku dhici doona mustaqbalkiisa Liverpool. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Barcelona xagaagaan, waxaana la fahamsan yahay inuu dalbaday codsi uu ka dalbanayo Anfield si uu ugu dhaqaaqo Spain. Si kastaba ha ahaatee, Liverpool ayaa diidday xiisaha, laakiin Coutinho ayaa qaab ciyaareed […]

Continue Reading

Cristiano Ronaldo Oo Rajo Ka Qaba In Real Madrid Ay Ku Guuleysato UCL Seddaxaad Oo Xiriir Ah

Cristiano Ronaldo ayaa rajo ka qaba in Real Madrid ay ku guuleysato horyaalka yurub ee Champions Leaguemarkii seddaxaad oo isku xigta  ka dib markii ay wareega group-yada kasoo baxay iyadoo 3-2 kaga badisay Borussia Dortmund habeenkii arbacada. Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay taariikhda gool ka dhaliya lixda kulan ee Champions League markii uu ka […]

Continue Reading

Javier Mascherano Oo Qirtay In Waayihiisa Barcelona Ay Dhamaad ku Dhowdahay

Javier Mascherano ayaa qiray in waqtigiisii ​​Barcelona uu soo dhamaanayo. 33 jirkaan ayaa qandaraaskiisa Barcelona waxa uu ku egyahay xagaaga 2019, lakiin waxaa si aad ah loo sheegay inuu ka tagayo Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer Argentine ayaa kaliya ku soo bilowday shan kulan oo La Liga ah xilli ciyaareedkan, waxaana uu soo […]

Continue Reading

Manchester United Oo Real Madrid Kula Dagaalami Doonta Neymar.

Manchester United ayaa tartan la gali doonta Real Madrid kaasi oo ku aadan saxiixa Neymar, sida laga soo xigtay warbixino. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa noqday ciyaaryahanka ugu qaalisan kubada cagta xagaagan markii uu 200 milyan oo ginni uga soo wareegay kooxda Barcelona isagoo ku biiray Paris Saint-Germain. Inkastoo uu saameyn weyn ku yeeshay PSG – […]

Continue Reading