Deegaanka Balli-Howd ee gobolka Galgaduud oo lagu dilay dad shacab ah

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo ka dhacay deegaanka Balihowd oo ku yaalla duleedka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Weerarka ayaa yimid,kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay rasaas ku fureen Dhalinyaro Hal goob ku wada sugnaa,waxaana rasaastaas ku geeriyooday hal ruux halka mid kale uu ku dhaawacmay. Maleeshiyaadkii […]

Continue Reading

C/qaasim Salaad “Madaxweyne hore inuu sidaa u hadlo ma haboona, haddii dowladda qalad gasho…”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay hadalkii maalmo ka hor ka soo yeeray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, isagoo xusay in laga haboonaa in ka soo yeero hanjabaad ka dhan ah dowladda Federaalka. C/qaasim Salaad Xasan ayaa wareysi uu siiyay Radio Kulmiye ayaa sheegay inuu rajeynayo in gacmaha la si […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo agaasimayaasha Jubaland uga digay ku milanka siyaasada

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudoonka guddiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hubinta iyo dhageysiga waxqabadka wasaaradaha iyo gudiyada madaxa banaan ee Jubbaland ayaa ka qabsoomey hoolka shirarka ee madaxtooyada Jubbaland ee magaalada kismaayo. Agaasimayaasha ayaa mid mid uga […]

Continue Reading

C/raxmaan C/Shakuur oo ka hadlay sababta xisbiga Wadajir uusan uga mid noqon Madasha xisbiyada Qaran

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa markii u horeysay ka hadlay sababta aanay uga mid noqon Madasha Xisbiyada Qaran ee todobaadyo ka hor looga dhawaaqay Muqdisho, kuwaasoo hoggaan u doortay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif. C/raxmaan C/shakuur oo wareysi siiyay telefishinka Universal, kaddib markii uu ka qeyb galay dood uu soo qaban qaabiyay Machadka Chatham […]

Continue Reading

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay gudiga doorashada puntland

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta kulankoodii u horeeyay ku yeeshay xaruntooda Garowe tan iyo markii ay soo doorteen Khamiistii Guddoomiye Baarlamaan cusub oo ay ku bedeleen midkii ay Mooshinka ku rideen.   Kulanka maanta waxaa shir Gudoominayay guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, iyadoo ay soo xaaadireen inta badan Xildhibaanada Puntland. Baarlamaanka Puntland […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo iyo Xeer ilaaliyaha Qatar oo maalin kahor kulan qarsoodi ah ku yeeshay Nairobi

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay kulan qarsoodi ahaa oo magaalada Nairobi ay ku yeesheen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Qatar, kulankan ayaa dhacay maalin ka hor, inta uusan Madaxweyne Farmaajo ka soo tagin Nairobi. Madaxweyne Farmaajo iyo Dr. Ali bin Fetais Al Marri ayaa iska wada […]

Continue Reading

Maxaa looga hadlay kulankii Fahad yaasiin iyo Shiikh shariif

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay dhinacyo kala duwan ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu kulan dhex maray Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed iyo Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulankan oo ahaa mid qorshihiisa labadii maalmood socday ayaa ka dambeeyay markii uu Fahad Yaasiin uu […]

Continue Reading

Villa Somalia oo war kasoo saartay kulankii Farmaajo iyo Uhuru kenyata

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo ku soo booqday hooyga Madaxweynuhu uu ku degan yahay magaalada Nayroobi. Labada Madaxweyne oo iska xog-wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Gobolka, xiriirka labada dal iyo fursadaha iskaashiga ee labada shacab ee dariska. Madaxweyne Farmaajo ayaa […]

Continue Reading

Farmaajo iyo Kenyata oo ku heshiiyay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wada hadallo ay Nairobi ku yeesheen goor dhow ku gaaray heshiis diplumaasiyadeed oo lagu soo celinayo xiriirkii diblomaasiyadeed eelabada dowladood. Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ka mid ah In xiriirka labada dal lagu soo celiyo si caadi ah, iskaashiga iyo wada-shaqaynta labada dalna la xoojiyo. In Duulimaadka tooska ah ee Miqdisho […]

Continue Reading