Wasiirka cadaalada oo ugu baaqay ehelka marxuumkii xabsiga dhexe ku dhintay inay aasan maydka
Wasiirka caddaaladda ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ugu baaqay ehelada iyo qoyska marxuum Xasan Kurtun oo ku geeriyooday xabsiga dhexe ee Xamar inay aasaan marxuumka ayna dowladu baaritaan ku sameyn doonaan sababta loogaga saaray isbitaalka lagu daweynayay. Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in tillaabo cad ay ka qaadi doonaan taliyiihii xabsiga dhexe ee […]
Continue Reading