Ahlusuna oo soo gudbisay liiska 20 kii xildhibaan ee ay saamiga u qaateen
Ahlusuna Wal-jameeca ayaa la sheegay inay soo gudbisay Liiska Xildhibaannada Galmudug qeybta laga siiyay, iyadoo qoondada 20-ka kursi ay ku salleeyeen qaab beeleed. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Warqadan ay Ahlusuna u gudbisay Beesha Caalamka, si ay ugu caddeyso liiska Xildhibaannada 20-ka Kursi ee dhankooda ka imaanaya. Wararka laga helayo Dhuusamareeb ayaa sheegaya […]
Continue Reading