C/kariim Guuleed oo dhaliil usoo jeediyay qodobka 11aad ee sharciga doorashooyinka
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si weyn walwal uga muujiyay qodob cusub oo lagu soo daray sharciga doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal, kaasoo shalay loo qeybiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka. Qodobkan ayaa ahaa in Madaxweynaha uu Ra’iisul Wasaaraha ka soo magacaabayo Xisbiga ku guuleysta aqlabiyada Baarlamaanka, waxaana qodobkaas uu ku tilmaamay inuu gacmaha […]
Continue Reading