Imisa Duq Magaalo ayaa soo marey Magaalada Muqdisho?

Wararka Maanta

Imisa Duq Magaalo ayaa soo marey Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir

Ajnabiga

  1. Dr.Compani Romeo, Podesta, 1936
  2. Rag Scarpa, Podesta, 1937
  3. Dr.Sicar, Podesta, 1937
  4. Dr.Barbano Luigi, Podesta, 3-6-1937
  5. Dr.Banidno Marco, Captan Podesta, 1-11-1937
  6. Guliano Sanatore, Podesta, Desembar, 1938
  7. Dr.Pantelli Pietro, Guddoomiye Idman, Febraayo, 1941
  8. Olivieri Aliveri, Guddoomiye Idman, Abriil 1950,
  9. Aliviero Enrico, Juun 1950, Madax Maamulkii Muqdisho.
  10. Vecco Cario, Madax Magaalada Muqdisho, 1953

Soomaalida
11. Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi, Duq Magaalo, 1956
12. Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, Novembar, 1958
13. Dr.Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962
14. Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966
15. Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969
16. Dr.Shariif Maxamed Caydaruus, Duq Magaalo, Maarso, 1969
17. 16 G/Sare Axmed Maxamuud Cadde, Guddoomiye Idman, 20-kii Novembar 1969
18. G/Sare Cusmaan Maxamed Jeelle, Guddoomiye Idman, 8-dii Disembar 1970
19. 18 G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 20-kii Maarso 1973
20. Yuusuf Ibraahim Cali (Abuuraas), Duq Magaalo, Febraayo, 1978
21. Dr.Cabdullaahi Salaad Warsame, Guddoomiye, May, 1981
22. G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 1982
23. Cali Ugaas Cabdulle, Duq Magaalo, 1987
24. Sayid Cumar Xaaji Maxamed, Duq Magaalo, 1990
25. S/Guuto Axmed Jilacow Caddow, Duq Magaalo, 18-kii Oktoobar, 1990
26. Cabdullaahi Gacal Sabriye, Duq Magaalo, 1991
27. Cabdullaahi Muuse Xuseen, Duq Magaalo, 2000
28. Dr.Xuseen Cali Axmed, Duq Magaalo, 2003
29. Maxamuud Xasan Cali (Cadde), Duq Magaalo, 2005
30. Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Duq Magaalada 28-4-2007
31. Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur Novembar 2008 – Novembar 2009
32. Eng.Cabdirisaq Maxamed Nuur/ Guddomiyaha Gobolka Banaadir 2009
33. Maxamud Axmed Nuur Tarsan Duqa Magaalada ahna Gudoomiyaha Gobolka 2010-2013
34. Xasan Maxamed Xuseen( Mungaab) Duqa Magaalada 2013-2014
35. Yuusuf Xuseen Jimcaale(madaale) duqa magaalada 2015-2016
36. Thabit Abdi Mohamed Duqa Muqdisho Ahna Gadoomiyaha Gobolka banaadir 2017
37. Eng. C/raxmnaan Cumar Cismaan (YariIsow) Duqa Muqdisho banaadir 21 Janaayo 2018

W/D Axmed Maxamuud Dhicisow