Soomaaliya oo halis ugu jirta inay markale lumiso maamulka hawada
Hay’adda caalamiga ah ee duulista hawada, ICAO, ayaa bixisay digniin haddii aan si degdeg ah loo helin sharci dhameystiran oo hay’adda duulista hawada Soomaaliya awood u siinaya inay sii haysato maamulka hawada dalkeeda. Hay’adda ICAO waxay sheegtay haddii dowladdu ku guul daraysato sharcigaas in ay lumindoonto dedaalkii dheeraa ee loosoo galay la wareegista hawada Soomaaliya, […]
Continue Reading