(Sawiro)Madaxweyne Farmaajo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar labadii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweynaha iyo wafdiga la socday oo ay weheliyaan Madaxweyinihii dowladdii ku-meel gaarka ahayd Mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo dalka Masar Mudane Cabdi Qani Maxamed Wacays ayaa […]
Continue Reading