Madaxweyne Farmaajo Oo Masar Kula Kulmay M/hore Somalia Dr C/qaasin Salaad Xasan (Sawiro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo boqoasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim Salaad Xasan. Kulanka ayaa ahaa mid ay uga wada hadleen xaalada dalka, waxaana uu Madaxweynuhu ugu xog waramay xaalada dalka uu ku sugan yahay. Qoraal kooban oo la soo dhigay […]
Continue Reading