Mukhtaar Roobow oo Xalay la kulmay Xildhibaanada ka soo jeeda Koofur Galbeed

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Xalay kula kulmay magaalada Muqdisho Xildhibaanada iyo Senator-da ee ka soo jeeda Koofur Galbeed, iyadoo kulankan looga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay wada hadalada u socda Abuu Mansuur iyo dowladda Federaalka. Kulankan ayaa caawa ka dhacay Hotelka Royal Palace (Ex City Palace), oo ku dhow […]

Continue Reading

Xildhibaan xalay ku geeriyooday Jowhar oo aas loo sameeya

Waxaa saakay Aas loogu sameeyay Magaalada Jowhar Allaha u naxariistee Marxuum Aadan Macalin Cali oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Marxuumka xalay fiidkii ayuu wadnaha istaagay waxaana ka qeybgalay Aaska Xildhibaanka Madaxweynaha KMG ahna Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Md Cali Xuseen Guudlaawe, Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Wasiiro iyo Xildhibaanada Hirshabeelle. Dhamaan dadkii […]

Continue Reading

Howgalka Xasilinta oo Gaaray Balad-wayne

Howlgalka xasilinta amniga ayaa ka bilaawday qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan, iyadoo shacabka ku dhaqanka gobolkaasi ay soo dhaweeyeen howlgalka lagu xoojinayo Nabadgelyada. Guddoomiye ku-xigeenka Amniga magaalada Beladweyne Maxamuud Cali Maxamuud oo Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay socdaan howlgal lagu xaqiijinayo amniga oo looga hortagayo dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab. Guddoomiye ku-xigeenka ayaa xusay […]

Continue Reading

Angola oo maanta loo dareerayo doorasho guud

Dalka Angola maanta waxaa loo dareerayaa codbixinta doorashada guud ee dalkaasi. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya shakhsigii badali lahaa madaxweyne Jose Eduardo Dos Santos oo hadda xilka isaga dagaya ka dib 38 sano oo uu dalkaasi soo xukumayay. Wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda hadda jirta Joao Lourenco ayaa la saadaalinayaa in uu si weyn ugu guuleysan doono doorashadan. […]

Continue Reading

Muran Xuduudeedka Hiraan Iyo Galgaduud oo Maanta Laga Arinsanayo

Guddiga xuduudaha iyo federaalka ayaa maanta maamulka Gobalka hiiraan kala hadli doono xuduuda ay la leeyihiin Gobalka galgaduud Guddoomiye ku xigeenka gobolkaasi Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in maanta  guddiga ay kala xaajoon doonaan arrimaha xuduudaha, ayna jireen wadatashiyo badan oo dhanka shacabka ah. Waxa uu sheegay guddoomiye ku xigeenka in shalay ay wada qaateen […]

Continue Reading

Muqdisho: Ciidamada Xasilinta oo Howlgalo Amniga lagu xajinayo ka sameeyay qaar kamid ah Degmooyinka G/Banaadir

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada dowladda ay howlgalo saacado qaatay ka sameeyeen degmooyinka wadajir iyo Kaxda, waxayna howlgalka ku baarayeen xaafadaha iyo goobaha ganacsiga qaarkood. Taliyaha qeybta booliiska G/Banaadir Axmed Xasan Maalin  ayaa sheegay in howlgalkaan uu kamid ahaa howlgalada lagu sugayo amniga caasimadda, waxana uu sheegay in ay […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo: oo Xukuumadda ka dalbaday inay dabagal ku sameyso waxyaabihii ay isku afgarteen Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faray Xukuumadda inay dabagal ku samayso sidii looga mira dhalin lahaa qorshayaashii ay isku soo afgarteen dowladda Masar. Madaxweynaha oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ayaa sheegay in booqashada uu ku tagay dalka Masar ay ahayd mid mira […]

Continue Reading