Halkay maraysa howsha doorashada Hirshabelle?

Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed  ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey qabanqaabada doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in dhowaan ay magacaabi doonaan guddiga doorashada Madaxwaynaha Hir-Shabeelle Guddiga ayuu in uu ka koobnaan doono Sagaal xubnood oo ka imaanaysa Baarlamaanka. Guddoomiyaha ayaa Sidoo kale Sheegay in xubno ka […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Amar Kusoo Rogay Maxkamadaha, Xeer Illaalinta iyo Dambi Baadhista

Guddoomiyaha maxkamadda sare Ibrahim Iidle Suleyman ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu farayaa dhammaan maxkamadaha dalka, xeer illaalinta iyo xafiisyada kale ee dambi baadhista in maxbuusta aan xabsiga lagu sii heyn karin haddii ay dhammaato muddada sharciga aheyd. Guddoomiye Iidle waxaa uu qoraalka ku sheegay in ay tahay qofka eedeysanaha ah in loo gudbiyo […]

Continue Reading

Xildhibaan Abuukaate” Qurbajoogihii Shalay waa Madaxda Maanta Qurbajoogaha Maantana waa Madaxda Biri

Xildhibaan Maxamuud C/laahi Axmed (Abukaato) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayaa waxa uu Dowladda Somaliya ku eedeeyay inay dhiiragelisay tahriibka dhalinyarada. Xildhibaan Maxamuud C/laahi Axmed, ayaa Madaxda Dowladda ku eedeeyay in inta badan ay xilalka u magacaaban dad qurbajoog ah, xilli laga yaabo in ay shaqooyin ku haysteen dalalkii looga kala yeeray amaba […]

Continue Reading

Uhuru Kenyatta oo Dhaliilay Xildhibaanada Cusub ee Kenya

Uhuru Kenyatta, Madaxweynaha Kenya, ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanada cusub Baarlamaanka Kenya, ka dib markii ay ku baaqeen in la kordhiyo mushaaraadkooda. Xildhibaanada oo qaarkood soo jeediyay kordhinta mushaaraadkooda, ayaa qiil ka dhigtay in mushaaraadka loogu talagalay aanay ahayn wax ku filan. Hase ahaatee Madaxweynaha Kenya, ayaa cambaareeyay dalabka ay Xildhibaanada ku dalbanayan […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyey Sharciga Istaatiistikada Dalka

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa ansixinta Sharciga Istaatistikada, laguna qeybiyey shuruucda Dambiyada Jinsiga iyo kan Ururada Aan Dowliga Aheyn, isla markaasna looga hadlay arrimaha Amniga, Dastuurka, Maaliyada iyo waxqabadka […]

Continue Reading

Safiirkii Ruushka ee Sudan oo isagoo meyd ah laga helay Gurigiisa.

Wasaaradda  Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa xaqiijiyay in Danjirhii Ruushka u fadhiyay dalkaasi Meydkiisa laga helay Gurigiisa oo ku yaal Maagaalada Khartum ee xarunta dalka sudan. Wasaaraddu waxay intaa raacisay  in safiirka oo 63 jir ahaa ilaa hadda la ogeyn waxa sababay geeridiisa balse ay socota baaris ay wadaan Boliska dalka Sudan gaar ahaan […]

Continue Reading

Xisbiga Talada haya ee Angola oo hogaaminaya natiijada doorashadii dalkaasi

Xisbiga Talada haya ee Dalka Angola ayaa lagu soo waramaya in uu hogaaminayo natiijada ilaa hadda la tiriyay ee doorashadii maalintii Axadda ahayd ka dhacday dalkaasi, waxaana la sheegayaa in 64.57% uu heley xisbigaasi, sida uu sheegay guddiga doorashada dalkaasi. Mucaaradka dalkaasi ayaa isna heley  24.04% codadkii ilaa iyo hadda la tiriyay, waxaan mucaaradku ay […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig Ciidan oo ku yaala Deegaan Hostaga Balcad

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay xalay fiidkii weerar ku soo qaadeen fariisin ciidamada dowladda ku lahaayeen Haan-Sheekh oo dhowr iyo toban KM u jirta Balcad. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada dowladda ayaa dhowaan la dejiyay Godka Haan-Sheekh oo ah wado caan ku ah rogmashada gaadiidka oo u […]

Continue Reading

Warbixin: Soomaaliya Oo Ku Jirto Gumeysi Nooc Kale Ah, 6 Meel Ayaa Laga Heystaa!!

Gumeysiga, Madaxbannaandida iyo xuriyadda aan ka hadleyno waa mid ka duwan micno ahaan sida loo yaqaano taariikhiyan ee ahaa: in dalka aanu gacan shisheeye ku jirin iyo in dal weliba ay dadkiisa maamulaan…, hadda, waa laga soo tagay gumeystihii taarikhiga ahaa, sida Ingiriiska oo la dhihi jiray gumeystaha aan qoraxda ka dhici,  Francophone, Commonwealth, xitaa […]

Continue Reading

Sawirro: Taalladii Axmed Gurey KM4 oo dib loo dayactiray

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay furay Taalladii Axmed Gurey ee ku taal Isgoyska KM4, taasoo dhowaan la dayactiray. Guddoomiye Taabid ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo lagu soo celinayo, laguna dayactirayo taallooyinkii taariikhiga ahaa iyo goobihii nasashada ee ay magaaladu lahayd. Mashruuca lagu dhisay taaladan oo muddo soo […]

Continue Reading