Faafaahin laga halayo Qarax Xalay ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu ka dhacay Qarax. Sida ay xaqiijiyeen Wariyeyaasha ku sugan Magaalada Boosaaso Qaraxa ayaa ahaa Bambo Gacmeed lagu Weeraray Kaalin Shidaal oo ku taalla Boosaaso. Bambo Gacmeedka oo laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Boosaaso ayaa lala  beegsaday […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo Saaka weeraray Kismaayo

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa saaka aroortii weerar culus ku qaadan saldhig ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Buulo Gaduud oo qiyaastii 30KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo. Weerarka ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qaaday saldhiga, waxaana kaddib dhacay dagaal fool ka fool ahaa, iyadoo dagaalyahanada […]

Continue Reading

Maydadka labo Nabadoon oo laga helay Ceel-Waaq

Wararka  naga soo gaaraya degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in la soo dhigay meydadka labo nabadoon oo laga afduubtay degmada Ceel-Waaq. Oday dhaqameedyadan oo magacyadooda lagu sheegay Cabdiraxmaan Ugaas Cali iyo Aadan Macalin Caliyoow ayaa waxaa guryahooda kala baxay rag hubeysan sida uu saxaafada u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada ceel-waaq Ibraahim guuleed  Aadan waxaana […]

Continue Reading

Guuleed” Dhacdada Qalbi dhagax waa lama Filaan

Madaxwaynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo hadalkan soo dhigay bartiisa Facebook ayaa Ama kaag iyo lama filaan ku tilmaamay talaaba Dowladda Somalia C/kariin Shiikh Muuse oo ku magac dheer (Qalbi Dhagax) ugu gacan galisay Ethiopia waxa uuna yiri. Maalmahii la soo dhaafay Dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba waxay isku dareen ka […]

Continue Reading

Raila Odinga iyo Taageerayaashiisa oo soo dhaweeyay go’aan kii Maxkamadda sare ee Kenya

Hoggaamiyaha ugu weyn ee mucaaradka Kenya ahna Musharaxii u tartamayay doorashadii 8 August Raila Odinga ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay Maxkamadda sare ee Kenya ku baabi’isay natiijadii doorashadii Madaxweynaha. Raila Odinga ayaa sheegay in go’aanka Maxkamadda uu yahay mid taariikhi ah, isagoo aad ugu riyaaqay. Waa go’aankii ugu horeeyay ee noocan ah ee Afrika laga […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo Hambalyada Ciidda u diray Shacabkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa, waxaa uu khudbadiisa xoogga ku saaray amniga iyo horumarka. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay ku sugan yihiin, caafimaad, horomar iyo barwaaqo, isagoo sheegay in arrimahaas lagu gaari karo xasilooni Amni oo si […]

Continue Reading

Muqdisho:Dadkii Lagu Xasuuqay Bariire oo Maanta la aasay

Shacabkii lagu xasuuqey Bariire ayaa maanta salaada janaasada lagu tukadey waxaana lagu aasey Qabuuraha isbitaalka Madiina Xildhibaano iyo Senator ka tirsan Aqalka sare, odayaasha iyo ehelada dadkii laga dilay ayaa ka qeyb galay aaska. Dowladda Soomaaliya iyo odayaasha ayaa isku afgartay in meydadka la aaso, isla markaana la bixiyo magdhaw, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in […]

Continue Reading

Taliye Sanbaloolshe oo Kheyre ha hor joogsaday ka hadalka Arinta (Qalbi Dhagax)

Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii u horeysay qiray in dowladda wareejisay Sarkaalkii ka tirsanaa ONLF oo maalmo ka hor loo gacan geliyay dowladda Itoobiya. Sanbaloolshe ayaa si lama filaan ah uga dafay Ra’iisul Wasaaraha su’aal la weydiiyay oo ku saabsaneyd arrinta Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax […]

Continue Reading

Warbixin: 8 Arrin Oo Ka Qaldanaa Kulanka “Maqal Dadkaaga” Ee Xukuumadda Iyo Warbaahinta

Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay  kulan loogu magac daray  “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku sheegtay isla xisaabtan u dhaxeeya golaha wasiirrada iyo warbaahinta, marka laga soo tago qabsoomidda kulanka halkaasi kama dhicin wax isla xisaabtan ah, waxaa ay xukuumadda heshay fursad ay ku suuq-geyso fikradaheeda, warbaahintana waxaa ay meesha […]

Continue Reading