Kheyre Oo Sheegay in laysku badalayo Agaasimayaasha Wasaaradaha
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhawaajiyay in is bedel lagu sameyn doono xilalka 26 Agaasime Guud ee Wasaaradaha, isagoo tilmaamay in boosaskaas la xayeysiin doono. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xalay ka qeyb galay Barnaamijka Kulanka Saxaafadda iyo Xukuumadda oo su’aalo lagu weydiinayay, wixii u qabsoomay Xukuumaddiisa iyo balan-qaadyadii ay sameysay. Kheyre ayaa sheegay […]
Continue Reading