Boosaaso:Nin Dadka Tahriibin Jirey Oo Lagu Qabtay

Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu dadka ka tahriibin jirey magaaladaasi. Guddoomiyaha gobolka Bari, Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ninkaan ay ku wadaan baaritaan, islamarkaana maxkamad lasoo taagi doono. Waxa uu tilmaamay guddoomiyaha in shaqsigan […]

Continue Reading

Dad Loo Qabtay Qaraxyadii Ka Dhacay Deegaanka Af-urur Ee Gobolka Bari

Maamulka Puntland ayaa sheegay iney dad usoo qabteen qaraxyadii ka dhacay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari, 1-dii bishan. Taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland Gaashaanle Dhexe C/rashiid C/raxiin ayaa barta uu ku leeyahay Facebook ku qoray in ciidamada Puntland ay howlgal ka sameeyeen deegaankaasi kusoo qabteen raggii ka dambeeyay weerarkii Af-urur. Waxa uu sheegay taliyaha in dadka […]

Continue Reading

Galmudug:Qaar kamid ah Maxaabiista ku jirta Xabsiga Gaalkacyo oo Layska Cafinaayo

Ku dhawaad  40 maxaabiis oo u xiran faldembiyeedyo kaladuwan ayaa ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalaad Gaalkacyo ee Dowlada Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo xaaladooda ay tahay mid laga deyrinayo. Mas’uuliyiin katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in dib loo eegi doono xaaladda Maxaabiistaasi,islamarkaana cafis loo fidin doono dadka dembiyadooda ay fudud yihiin oo ku jira […]

Continue Reading

Maamulka Gobolka Benaadir oo soo saaray digniin wax looga qabanayo Amniga Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray digniin ka dhan ah kooxaha burcada ah ee dhaca ka geysta magaalada, waxaana Maamulka ku hanjabay inuu ula dagaalamayo sida Al-Shabaab oo kale. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay tallaabo ka qaadi doonaan waxa uu ugu yeeray Tuugo nacas, oo dhac u […]

Continue Reading

Masar oo si kulul u Cambaaraysay Weerarkii Buulo-gaduud

Dowladda dalka Masar ayaa si kulul u cambaareysay talaabadii maleeshiyada Shabaab ay ku weerareen Xero ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Deegaanka Buulo-Guduud ee duleedka magaalada Kismaayo. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa la sheegey in Xukuumadda Qaahira, ay siweyn u dhaleeceynayso, weerarkaasi oo maleeshiyaadka Shabaab ku […]

Continue Reading

Xildhibaano iyo Siyaasiin Aragtiyo kala duwan ka qaba dhacdada Qalbi dhagax

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa siyaabooyin kala duwan kaga hadlay xiisadda la xiriirka C/kariin Sheikh Muuse Qalbi Dhagax. Xildhibaan  Maxamuud Abuukaate, oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa dhaliilay in dowladda Ethiopia loo gacan geliyo C/kariin Qalbi Dhagax, wuxuuna musiibo ku tilmaamay in muwaadin Soomaaliyeed dowlad kale loo gacan geliyo. “Waxay runtii noqotay […]

Continue Reading

Dadkii Kasoo Barakacay Deegaanka Bariire Oo Gurmad u Baahan

Qoysas badan oo kasoo barakacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, soona gaaray deegaanka Siinka dheer ayaa xilligaan waxay u baahan yihiin gurmad bini’aadannimo oo degdeg ah. Faadumo Macallin Isaaq oo ah guddoomiyaha kaamka ku yaalla deegaanka Siindheer ee dadkaan soo gaareen ayaa sheegtay in ay gaarayaan 78 qoys oo dhammaantood aan waxbo haysan. Waxa […]

Continue Reading

Yuusuf Garaad oo Shaqaalihiisa ku amaray inaysan la hadlin Warbaahinta

Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in aysan warbaahinta la hadli karin ogolaansho la’aan, kaddib warqad ka soo baxday Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Danjire Cali Maxamed Cali. Warqada oo soo baxday dhamaadkii bishii July ayaa waxaa lagu wargeliyay Safiirada, Ergooyinka, Qunsulada in aanay la hadli karin warbaahinta kala duwan illaa ogolaansho rasmi oo […]

Continue Reading