Puntland:Cameey oo xilka ka qaaday Wasiir tageeray dhibistii(Qalbi Dhagax)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xiriirka Gobolada Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan. Wareegto uu saaray Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Bashiir C/raxmaan, kaddib markii uu ku kacay Mas’uuliyad darro iyo hab dhaqan lid ku ah hanaanka dowladnimo. Lama oga […]

Continue Reading

Doodii Xildhibaanada ee Kiiska Qalbi Dhagax oo soo dhamaatay iyo Guddi loo saaray

Doodii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ka lahaayeen qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax ayaa goor dhow soo dhamaatay, iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu ku dhawaaqay in arrintan loo saaray Guddi. Xildhibaanada ayaa doodooda aad ugu kala aragti duwanaa, qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa ku doodaya in go’aankii Xukuumadda uu ahaa mid aan sharci […]

Continue Reading

Faa faahin Qaaaaraha Ka dhashay Qaraxii Galabta ee Muqdisho

Inta la xaqiijiyay 4 qof shacab ah iyo naftii hurihii gaariga waday ayaa ku geeriyootay 9 qof kalena waa ay ku dhaawacmeen  kadib markii gaari nuuca raaxada ah oo uu watay ruux ku xirnaa waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay wadada Maka Almukaramah,gaar ahan meel u dhow Hotel Wehliye ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed […]

Continue Reading

Saameynta Mashruuca Argigixiso La Dirirka Ku Yeeshay Soomaaliya?

Maanta oo kale 16 sano ka hor, dhalinyaro carab ah ayaa weeraray daaro mataano ahaa oo ku yaallay dalka Mareykanka, dhacdadaasi kadib waxaa isbadalay khariidadda siyaasadda caalamka, Mareykanka waxaa uu qaaday tillaabooyin waalli ah! Dalkeenna Soomaaliya waxaa uu ku jiraa dalalka khasaaraha badani  ka soo gaaray, welina ka soo gaarayo go’aanka Mareykanka iyo waxa loogu […]

Continue Reading

Aqalka sare Oo go’aanka Dhacdadii Qalbi dhagax kusugaya Golaha Shacabka

Fadhigii maanta ee Golaha Aqalka Sare oo qorshuhu ahaa in mudanaayshu ka doodaan Dhacdadii C/kariin Muuse Qalbi dhagax oo Xukuumada Khayre u gacan galisay Ethiopia ayaan maanta wax go aan ah aysan ka gaarin Sax iyo Qalad ahaan shaheeda Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey in aysan ka doodin go’ankii xukumadda ee Arrinta Qalbi […]

Continue Reading

Faa faahin:Al-Shabaab oo isaga baxay Beledxaawo

Al-Shabaab ayaa isaga baxay degmada Beledxaawo oo saacado ka hor ay la wareegeen, kaddib markii saaka aroortii ay weerar ku qaadeen. Duqeymo xooggan oo ciidamada Kenya ku qaadeen Beledxaawo ayaa la sheegay in Al-Shabaab isaga baxeen, sida dadka deegaanka ay sheegayaan. Diyaarado Helicoptero ayaa la sheegay inay dul heehaabayeen degmada, markii Al-Shabaab la wareegeen, waxaana […]

Continue Reading

Deg Deg:Muqtaar Roobow oo maanta u kicitimaya Baydhaba

Wararka Saakey naga Soo Gaaraya Xafiisyada Dowlada Waxay Sheegayaan In Goor Dhow Uu Garoonka Aadan Cadde Uu Ka Dhoofidoono Sheekh_Muqtaar_Roobow Isagoo Ku Wajahan Bagaalada Baydhaba Halkaasi Oo Xaflad Soo Dhowyn ah Loogu Sameyndoono Kadibna Wuxuu U Sii Gudbi Doonaa Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool Waxaa Baydhaba Ka Sii Horeeya Oo Shaley Ka Degay Wasiirka_Gaashaandhiga Dowlada […]

Continue Reading