Labada Aqal ee Baarlamaanka oo maanta lagu wado inay ka doodaan Dhacdadii Qalbi-dhagax
Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in ay fariistaan labada aqal ee baarlamaanka Aqalka sare iyo Golaha Shacabka, oo mid weliba ajendihiisa ugu horeeya waa ka doodista sida xukuumadda Kheyre ay ugu gacan-gelisay Qalbi-dhagax talista Adis Ababa. Warar ay heshay Ceelhuuronline ayaa sheeya in labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya isku raaceen ka doodista kiiska […]
Continue Reading