Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in ay la hadlayso cid kasta oo dhaliilsan

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Xukuumadda ay mudnaanta koowaad siineyso arrimaha dib u heshiisiinta iyo Amniga, isagoo ka dhawaajiyay cid kasta oo ka fikir duwan lala hadlayo. Mr Juxa ayaa sheegay in howlaha Wasaaraddiisa wado ee dib u heshiisiinta ay sii soconeyso, isagoo qiray waxyaabaha la isku […]

Continue Reading

Qaar kamid ah Qodobada Shirka Kismaayo oo laysku mari la yahay!

Shirka Wadatashiga Maamula Goboleedyada oo markii ugu horaysay ay isku yimaadeen Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ayaa wili kasocda Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ee Maamulka Jubbaland.Shirka oo la filayay in shalay la soo gabangabeeyo ayaa laga sheegay in uu dib u dhac ku yimid waxaana Saxaafada oo sugaysay War-murtiyeedka shirka loo shaeegay in […]

Continue Reading

Galmudug oo Warbaahinta Cadaado ku amartay inaysan tabin warar aysan ogayn Madaxtooyadu

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug kuna socota Warbaahinta kala duwan ee ka howlgasha Deegaanada Maamulkaas ayaa lagu amray inaysan Warbaahintu tabin warar lid ku ah Maamulka Galmudug Wariyaasha ka howlgala Cadaadoo oo maanta looga yeeray Xarunta Madaxtooyada oo laga hadlay arimo badan ayaa ugu danbaytii gacanta laga galiyay Amarkaan. Tilaabbadaan ayaa laga la […]

Continue Reading

Koox hubaysan oo Dil ka gaysatay Jaamacad ku taal Dalka kenya

Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay rasaas ku fureen dad ku sugnaa Kambaska Jaaamacadda Farsamada (The Technical University of Mombasa) oo ku taalla Deegaanka Xeebta leh ee Kwale. Booliska iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay 2 haween oo ka tirsanaa Shaqaalaha Jaamacadda, iyadoo 2 Askari, Dareewal iyo dhowr Arday ku dhaawacmeen Weerarkaasi. Goobjooge […]

Continue Reading

Xog Ku Saabsan Shirka Hugaamiyaasha Maamulada oo Gabangabo ku Dhow

Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah Maamulka Jubbaland waxaa wili kasocda Shirka Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya.Shirka waxaa marti galiyay Madaxwaynaha Jubbaland waxaana ku wehliya Madaxwaynayaasha Puntland.Galmudug. Koofur-Galbeed iyo Hirshabeelle. Shirka oo galay maalintii Sadexaad ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gaban gabeeyoo oo laga soo saaro War-murtiyeed ay u dhan yihiin Madaxda goobta iskugu tagay. […]

Continue Reading

Boosaaso:Al-Shabaab oo Xalay Weerararay Control Ciidan

Sida ay Xaqiijiyeeen Dad goobjoogayaal ah  Weerar Xoogleh ayaa Lagu soo qaaday Xalay Saqdii dhexe Control-ka afaafka Hore ee Laga soo Galo Magaalada Boosaso, Waxaana Halkaasi ka dhacay Dagaal u dhaxeeya Kooxdii Weerarka soo qaaday iyo Ciidanma Puntland ayadoo la isku Adeegsaday Hub Cul Culus. Dagaalyahano La runeysanyahay Iney ka Tirsanyihiin Al-Shabaab ayaana La sheegay […]

Continue Reading

Deg Deg:Shirkii Maamul Goboleedyada ee Kismaayo oo goor dhow furmay

Shirka madaxda maamul goboleedyada ayaa si rasmi ah uga furmay goordhow  magaalada Kismaayo kadib markii ay halkaasi gaareen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada dalka.Shirkan oo uu ku casuumay madaxda dowlad goboleedyada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa loogaga hadli doonaa arrimo kala gedisan oo quseeya siyaasada dalka Soomaaliya. Madaxda shirka qeybgalaysa ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynayaasha […]

Continue Reading

Warbixin:Dano iyo Daruufo isku keenay 5ta Hugaamiye

Waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamul Goboleedka Jubbaland uu ka furmo Shir ay yeeshaan Hugaamiyaasha 5ta Dowlad Goboleed ee Soomaaliya oo kala ah Jubbaland.Koofur-Galbeed.Galmudug.Puntland.iyo Hir-Shabeelle waa markii ugu horaysan oo hugaamiyaashaani iskugu yimaadaan Shir aysan qayb ka ahayn Madaxda sare ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya tan iyo aas aaskoodii oo Taariikhda […]

Continue Reading

Muqdisho:Saldhiyo Ciidamada Dowladda oo xalay la weeraray

Kooxo hubeysan ayaa xalay weeraro loo adeegsaday Bam-Baanooyinka qarxa ku weeraray Saldhiyo ay Ciidanka Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin degmooyinka Kaaraan iyo Hodan ee gobalka Banaadir waxaana qaarkood ka dhashay Khasaaro dhaawacyo ah. Weerarka hore ayaa ka dhacay Xaafadda Jaamacadaha waxaana Bam lagu tuuray goob ay ciidanka ku sugnaayeen waxaana la sheegay in ay ku […]

Continue Reading