Baledweyne:Ciidanka Dowladda oo ku raad jooga Rag ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay hawlgallo ballaaran oo amniga lagu sugayo ka sameeyeen xaafadaha qaar ee magaalada B/weyne. Ciidamadan ayaa lagu arkaayey iyaga oo baaraya gaadiidka, sidoo kalena waxay galayeen guryaha si ay amniga u xaqiijiyaan. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalkaasi ayaa sheegay in ciidamada ay baadigoobayaan rag ka […]

Continue Reading

Nabadoon Caan ah oo xalay Muqdisho lagu Dilay

Kooxo Hubeysan ayaa xalay degmada Baraawe ku dilay Nabadoon caan ka ahaa degmadaas, kaddib markii uu ka soo baxay masaajid, iyadoo kooxdii falkaas dilka geystay ay baxsadeen. Wararka ayaa sheegaya in Nabadoonka la dilay lagu magacaabi jiray Sayid Xaaji Xuseen, waxaana uu ahaa nin da’ ah, sida dadka deegaanka ay sheegayaan. Nabadoonkan ayaa xilligii dowladdii […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo Heshay Xogta Hugaamiyaha Al-Shabaab

Taliyaha Qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jen. Ismaaciil Saxardiid ayaa sheegay inay xogo ku heleen in Amiirka Al-Shabaab Axmed Diiriye uu ku dhuumaaleysanayo qeybo ka mid ah Gobolka Gedo. Taliyaha oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda wararka ee SONNA ayaa sheegay in Hoggaamiyaha Al-Shabaab uu ka soo cararay degmada Jilib, kaddib markii ay […]

Continue Reading

Afar Nin Oo Shabaab Oo lagu ridday Xukun Dil iyo Xabsi iskugu jira

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Talaado ah xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday afar nin oo eedeynayaal ah, kuwaasoo Maxkamadda ku soo eedeysay inay Shabaab u qaabilsanaayeen qaraxyada Muqdisho. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu ridday raggan, isagoo sheegay in […]

Continue Reading

Maxuu Xassan Shiikh ka yiri Shirka Amniga Qaranka?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebooka ayaa kaga hadlay shirka Somali Partnership Forum oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa ka sheegay inuu rajeeynayo inay guulo iyo in ay ka soo baxaan go’aanno saldhig u noqda xallinta mushkiladaha Amniga, siyaasadda, dhaqaalaha ee ka taagan Soomaaliya. “Madasha […]

Continue Reading

Akhriso:Khudbadaha Madaxda Shirka Amniga Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa furay Shirka Amniga Qaranka.Madaxweynaha oo halkaasi ka jeediyay khudbad waxaa uu ka hadlay qodobo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sidoo kale xasilinta Amniga Soomaaliya Ergayga Qaramada Midoobey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa Amaaney Dadaalada Dowlada Soomaaliya ay ugu jirto sugida iyo dhismaha […]

Continue Reading

Madaxwayne Waare: Ka Der oo Dibi Dhel!!!

.Iyada oo  Beelaha ku dhaqan deegaanada Hirshabeele ay, rajo weyn ka qabeen,Doorashadii Maxamed Cabdi Waare, in ay noqon doonto mid deegaanadooda u horseedi doonta, barwaaqo iyo nolol horumar leh, islamarkaana ay la tartami doonaan maamul gobaleedyadii ka horeeyey.Ayey rajadaasi meesha ka baxday markii Waare la yimid waxaan loo fadhinin. Madaxweyne Waare oo markii hore sheegay […]

Continue Reading