(Sawiro)Madaxwayne Farmaajo oo furay Shirka Amniga Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furay Shirka Amniga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Maamul Goboleedyada, Wakiilo, Safiiro ka socda Beesha Caalamka, Saraakiil ciidan oo ka tirsan Midowga Yurub iyo Mareykanka. Shirkan ayaa ka socda Hool ku yaalla Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxaa shirka diiradda lagu saarayaa […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha Galmudug waxaa Garoonka Diyaaraha ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale. Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha maamulka Galmudug magaalada Jabuuti ee dalka […]

Continue Reading

Waddooyinka Muqdisho oo la Xiray iyo Shir Muhiima oo maanta furmaya

Ciidamada Ammaanka ayaa saaka xiray qeybo ka mid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu arkayo ciidamo kala duwan.Xirnaanshaha waddooyinka ayaa saameyn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana saaka la arkayay, iyagoo dadka lugeynaya. Sababaha loo xiray waddooyinka ayaa ah, iyadoo maanta magaalada Muqdisho ka furmayo shirka Amniga Qaranka, kaasoo ka […]

Continue Reading

Jawaari”Axsaabtu waa inay Degmooyinka tagaan

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa Sheegay in Hirgalinta Nidaamka Axsaabta Siyaasadeed ay tahay tilaabo Wanaaagsan oo loo qaaday in toosinta Siyaasadda Soomaaliya.waxuu Sheegay in arinta  ay ka shaqeeyeen  Baarlamaanka 10 ee hadda iyo Wakiiladii ka ka horeeyay ee 9ad asagoo Sheegay in shaqada ugu badan la qabtay 2013 samaynta Nidaamka Axsaabta Siyaasadda […]

Continue Reading

Jordan oo Maraykanka ugu baaqday in uusan Qudus u aqoonsanin caasimadda Israa’iil

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jordan ayaa Maraykanka uga digay cawaaqib halis ah haddii uu Qudus u aqoonsado caasimadda Israa’iil. Ayman Safadi ayaa sheegay in uu wasiirka arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson u sheegay in ku dhawaaqidda arrintaas ay keensan doonto caro wayn oo ay qaadaan Carabta iyo Dunida Muslimka. Waxaa la isla dhexmarayaa in […]

Continue Reading

Geeridda Amaanduuliihii Ciidanka XD Qaybta 12 April oo la xaqiijiyay

Ugu yaraan saddex askari, ayaa ku dhintay mid kalena wuu dhaawacmay, ka dib markii Shabaabka ay wadada u galeen gaari ay la socdeen Ciidanka Xoogga Dalka oo maraayay duleedka Degmada Balcad. Weerarkan, ayaa waxa uu maanta ka dhacay deegaan 10km dhanka waqooyi kaga beegan Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Wariye-yaasha, ayaa soo sheegaya in […]

Continue Reading

Khayre”Dadka diidan Horumarka Dalka waxay Saaxiib la yihiin 27-kii sano ee lasoo Dhaafay

Fariintaan oo u muuqatay in Ray’iisul Wasaare Khayre uu u dirayay Mucaaradka Xukuumaddiisa ayuu ku Sheegay in dadka Doonaya in Qabyaalad wax lagu Maamulo ay yihiin kuwo ka Shaqaynaya in aan lagaarin wax Hormar ah Islamarkaana Doonaya in Gadaal loo Socdo waxuuna Sheegay in dadkaasi Saaxiib la yihiin 27-kii Sano ee Dalku Burburka iyo Dhibaatada […]

Continue Reading

Ray’iisul Wasaare ku Xigeenka oo Sheegay in lagu dhawaaqayo Xisbi uu hugaaminayo Farmaajo

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaaddo illaa 7 xisbi siyaasadeed, kuwaas oo horay isku diiwaan-geliyay, taasoo rasmi ka dhigtay in Soomaaliya laga hirgeliyo nidaam xisbiyo badan kadib 48 sano. Mahdi Maxamed Guuleed Ray’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlayay Munaasabadda Shahaadooyinka lagu sii nayay Xisbiyada ayaa Sheegay in dhawaan lagu dhawaaqi doono […]

Continue Reading