Madaxwayne Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Maamulada iyo Guddiyada dib u eegista Dastuurka

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Shir Guddoomiyay kulan looga hadlaayay arrimaha Dastuurka oo xalay lagu qabtay Madaxtooyadda Somaliya. Kulanka ayaa waxaa isugu yimid Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada dalka ka jira madaxda dowladda iyo Guddiyada dib u eegista Dastuurka Somaliya ee labada aqal ee dalka. Madaxweynaha Somaliya oo kulanka daahfuray ayaa wuxuu sheegay dowladda inay ahmiyad […]

Continue Reading

Fanaanadii gaduudo Carwo oo Geeriyootay

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Hargaysa ee Somaliland ku geeriyooday Fanaanada Shamis Abokor Ismaaciil “Guduudo Carwo” oo muddooyinkii dambe ku xanuunsaneysay Hargaysa. Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelada Marxuumadda saaka ayeey ku geeriyootay Magaalada Hargaysa. Fanaanada Guduudo Carwo ayaa ah haweenaydii ugu horeysay ee Af Somali ku haysta ee laga maqlo gayiga Somaliya. […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf”Awooddaha wa la qaybiyay waa ku waygii!

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf oo Hadal ka jeediyay Munaasabaddii ay Heshiiska ku saxiideen Galmudug iyo Ahlsunna ayaa Midaynta Galmudug iyo Ahlusunna Guul ku tilmaamay.Madaxwayne Xaaf ayaa sheegay in Arintaani taagnayd 7dii-sano ee u danbaysay waxuuna u mahad celiyay Dhamaan cid kasta oo ka qayb qaadatay arintaan Xaaf oo Hadalkiisa sii wata […]

Continue Reading

Faq Sheydaan iyo Faalalow Ambaday!.

Waa xeel dheere sifican u yaqaana faalka ififaala bixintiisana ku asiiba inta badan sheegida xaajada uu u faaliyo, dadka faashadaahina aad ayey ugu kal soonyihiin, wuxuu aaminsan yahay dadkana u sheega in faalkiisu waligii been u sheegin ama isagu uusan ka ben sheegin faalka. Waa xirfadle isku kalsoon dhigista faalkana ay u wehliso xidaga tiris, […]

Continue Reading

Wadahaladii Galmudug iyo Ahlu-Sunna oo Muqdisho Markale ka Furmaya

Waxaa  lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu saxiixo dhameystirka heshiiska ay gaareen Ahlusuna iyo Galmudug, iyadoo munaasabada lagu soo bandhigayo heshiiska ay gaareen labada dhinac ay ka dhici doonto Madaxtooyada. Ilo wareedyo ku dhow dhow Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa sheegaya in wali labada dhinac ka wada hadlayaan heshiiska ay gaareen, waxaana la sheegayaa inuu jiro […]

Continue Reading

Sargaalkii Puntland ee Gaalkacyo lagu Qarxiyay oo Geeriyooday

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta ka dhacay qarax kaas oo lala eegtay Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dawlada Puntland. Sarkaalkan oo lagu dilay qaraxaas ayaa lagu magacaabaa Cali Ibraahim Cali oo lagu Naynaasi Jiray ( Cali Magafe ), dhawac loogu qaaday Isbitalka guud ee gobolka Mudug ayuu ugu geeriyooday qaraxaasi. Ciidamada […]

Continue Reading

Taabid oo Dalbaday Ciidamo uu u Madaxbanaan yahay oo suga Amniga Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa dalbaday Ciidamo madax banaan oo suga Ammaanka Caasimadda. Guddoomiye Taabid oo khudbad ka jeediyay shirkii Amniga Muqdisho ayaa soo jeediyay dhismaha Ciidamo madax banaan, oo qaada howl gallo wadajir ah, isla markaana leh Hal Talis, si ay sugaan ammaanka Gobolka Banaadir. Waxaa uu sheegay ciidamo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Heshiisyada Somalia la gashay USA iyo Qatar

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo Qatar ay yihiin kuwa ka tarjumaya horumarka ay dowladdu ka samaysay dhanka xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah. “Heshiisyada horumarineed ee aan la galnay Mareykanka iyo Qatar waxay si xoojinayaan xiriirka haatan naga dhaxeeya dowladahaas, waxa […]

Continue Reading

Donald Trump oo Maanta qaadanaya oo Go’aankiisa Qudus

Iyadoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu wado qorshe uu safaaradiisa Telaviv  ugu rarayo Magaalada Barakaysan ee Qudus ayaa waxaa sii kordhaya qeylo dhaanta dunida Islaamku ay arrintaasi ka muujinayso. War ka soo baxay Aqalka cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa lagu xaqiijiyay in madaxweyne Donald Trump uu ka hadli doono Arbacada maanta ah go’aankiisa ku […]

Continue Reading