Afgooye:Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Xalay la dilay.

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay saaka howl gallo ka wadaan xaafado ka tirsan degmadaas. Howl galkan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii xalay lagu dilay degmadaas askari ka tirsan ciidamada dowladda, iyadoo kooxdii dilka geysatay ay baxsadeen. Ciidamada ayaa baaritaano ka wada labada qeybood ee degmada Afgooye, kuwaasoo baaritaano ku […]

Continue Reading

Qaramada Midoobay oo Cambaaraysay Go’aankii Trump ee Qudus

Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go’aankii uu madaxweyne Trump magaaladaasi ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la […]

Continue Reading

Xog:Wararkii ugu Danbeeyay Mooshinka ka dhanka ah Farmaajo

Wararka ugu danbeeyay ee Mooshinka Madxwayne Farmaajo laga wado ayaa waxay Sheegayaan in xildhibaanno badan oo ka tirsan golaha shacabka ay dib uga laabtay mooshinkii laga waday madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Masar u ambabaxay Shalay ayaa waxii ka danbeeyay markuu  helay Xogta Mooshinka waxuu Kulamo an kala go […]

Continue Reading

Banaanbaxyada looga soo hor jeedo Go’aankii ee Qudus oo sii kordhaya

Banaanbaxyo loogaga soo horjeedo go’aanka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku gaaray in uu u aqoonsado magaalada Qudus caasimada Israel ayaa ka dhacay magaalooyin badan oo dunida ah. Isku dhacyo dhex maray shacabka Falastiiniyiinta iyo ciidamada Israel ayaa ka dhacay xadka Israel iyo Gaza waxaana ku dhintey hal ruux halka dad badana ay ku dhaawacmeen. […]

Continue Reading

Soomaaliya Oo Go’aanka Trump Ee Qudus Ku Tilmaantay Mid Halis Ah

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ka hortimid go’aanka madaxweynaha Mareykanka uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Isra’il, Soomaaliya waxaa ay go’aankaasi  Trump ku tilmaantay mid halis ah.Qoraalka waxaa uu u qornaa sidan: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si dhow ula socotay, iyada oo ka walaacsan go’aanka halista ah ee […]

Continue Reading

Erdoğan oo isku yeeray Hugaamiyaasha Islaamka!

Madaxtooyada Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegtay in uu iskugu yeerayo hogaamiyeyaasha dowladaha ururka Iskaashiga Islaamka si loo qabto shir madaxeed degdeg ah oo ka dhacaya magaalada Istanbul kuna saabsan go’aanka Mareykanka ee arrimaha Qudus. Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga Irbrahim Golen oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in shir madaxeedkaan looga doodi doono qorsha Mareykanka ee […]

Continue Reading