Wararkii ugu Danbeeyay Dilal Qorshaysan oo Muqdisho ka dhacay
Saddex ruux ayaa xalay siyaabo kala duwna loogu dilay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, sida ay sheegeen Idaacadaha Maxaliga ah. Xalay fiidkii nin ka mid ah dadka deegaanka Xaafada Siliga Ameerikaanka, waxaana dilkiisa loo adeegsaday qori Ak47, waxaana meydka ninkan loo qaaday Xarunta Dambi baarista CID. Wararka ayaa sheegaya in dilka qofka shacabka uu geystay askari […]
Continue Reading