Goorma ayay Somalia la Soo wareegaysaa Maamulka Hawadeeda??
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaalkii u dambeeyay waday qorshaha ay kula soo wareegeyso Maamulka Hawada. Wasiirka ayaa sheegay in labo todobaad kaddib la soo wareejin doono Hawada Soomaaliya, oo tan iyo markii ay bur burtay dowladdii dhexe sanadkii 1991 ay gacanta ku heysay […]
Continue Reading