Turkiga oo Cadaado Mashaariic Hormarineed ka fulinaya

Wafdi ka socda  Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah  Maamulka Galmudug,waxaana kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug. Ujeedka Wafdiga ka socda Turkiga gaar ahaan Safaaradooda Soomaaliya ayaa lagu sheegay iney tahay hirgelinta Mashaariic horumarineed oo kala duwan sida qodista Ceel-biyoodyo iyo Waxbarasho oo shacabka si aad ah ugu […]

Continue Reading

Raiisal Wasaaraha oo sheegay dib u dhis in lagu sameynaayo Stadio Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay ka qaybgalay munaasabad loo qabtay kooxda Jubbaland ee ku guuleysatay tartankii Kubadda Cagta ee Dowlad Goboledyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ka xukuumad ahaan ay ka go’an tahay inay sameeyaan wax walbo oo dhallinyarada Soomaaliyeed xaq uga leeyihiin dowladdooda. Wuxuu sheegay Khayre, in la […]

Continue Reading

C/raxmaan Faroole oo Digniin u diray Jawaari iyo Wasiir Xoosh!

Senator C/raxmaan Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa  shir jaraa’id uu saaka ku qabtay magaalada Garowe waxaa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah, isagoo ka dhawaajiyay inuu socdo qorshe lagula dirirayo nidaamka federaalka. C/raxmana Faroole ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo Wasiirka Dastuurka inay faraha kala baxaan howlaha ay faraha […]

Continue Reading

Xabad Joojin Lagu soo Afjarayo Xiisadda Suudaanta Koonfureed oo Hirgashay

Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan ayaana ah isku-daygii ugu dambeeyay ee lagu soo afjarayo dagaal sokeeye oo halakeeyay waddankaasi afartii sano ee lasoo dhaafay. Heshiiska xabad joojinta ayaa dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada dagaalka kula jirta waxa ay ku kala saxiixdeen maalintii […]

Continue Reading

Turkiga oo shaqaale dheeraad ah shaqada ka eryey

Turkiga ayaa sheegay in 2,756 qof laga eryey shaqooyinkii ay ka hayeen hay’adaha dawladda, kuwaasoo ay ku jiraan askar, macallimiin iyo shaqaalaha wasaaradaha qaarkood, waxaana lala xiriirinayaa ururro ‘argagixiso’. Shaqaalaha la eryey ayaa la sheegay in ay xubno ka yihiin ama xiriir la leeyihiin kooxo ‘argagixiso’ ama hay’ado wada falal ka hor jeeda amaanka qaranka, […]

Continue Reading

Muqdisho:Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo Xalay la weeraray

Weerar bambaano ayaa xalay lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee degmada Dayniile, iyadoo ciidamada xoogga dalka ee ilaalada ka hayay xaruntaas ay ku jawaabeen rasaas culus. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen jugta bambooyin iyo rasaas culus oo daba socotay qarax bambaano kadib. Warbaahinta maxaliga ayaa ku soo warameysa in bam gacmeedka markii lagu tuuray […]

Continue Reading

C/raxmaan C/Shakuur”Farmaajo iyo Kheyre Maxkamadbaan la korayaa”!

Siyaaasi Cabdi Raxman Cabdi Shakuur oo Saxaafadda Muqdisho Garahaan Gurigga Xisbiga uu Gudoomiyaha ka yahay ee Wadajir-party oo uu ka dhacay Weerarka 18 bishaan lagu Xiray laguna Xasuuqay ilaaladiisii ayaa ka hadlay Dhowr Arimood. Ugu horayntii Siyaasi C/raxmaan C/Shakuur Warsame wuxuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo Reysalwasaare Kheyre ay biciyeen Amarkii lagu weeraray gurigisa Maxkamadna […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Tababar usoo Xiray Dufcaddii-1ad Kasoo baxda Xerada Millatari ee Turkiga(Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya (Turky-Som). Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey dowladda Turkiga dadaalka ay la garab taagantahay dowladda Soomaaliya taas oo ay qeyb ka tahay tayeynta iyo dib u dhiska Ciidanka Qalabka Sida. “Waxaan idiin haynaa […]

Continue Reading