Madaxda dowladda iyo Mucaaraadka oo ku wajahan Garowe
Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland, waxaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda in ay gaaraan Wafuud kala socoto dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo xisbiyadda Mucaaraadka ah. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka mid ah dadka maanta tagaya Magaalada Garowe si ay uga qeyb galaan Caleemasaarka […]
Continue Reading