Madaxwayne Dani oo Maanta Garowe lagu Caleema-saarayo
Waxaa Magaalada Garoowe ee xarunta u ah Maamulka Puntland ka socda qabanqaabadii u dambeysay Munaasabad maanta lagu caleemasarayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaana Garoowe saakay uu waaga ugu baryay Mas,uuliyiin ka socday dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo mas,uuliyiin kale oo Mucaarad ku ah dowladda dhexe,Siyaasiyiin xilal hore kaga soo qabtay dowladahii Soomaaliya […]
Continue Reading