Five things everybody needs to know about the future of Journalism

What do we know about the future of journalism? The rise of digital media has empowered people worldwide but also enabled the spread of disinformation and demagoguery and undermined the funding of professional journalism as we know it. The move from a media environment defined by broadcasting and newspapers to a digital, mobile, and platform-dominated […]

Continue Reading

Wasiir Oomaar” Ninkii Ajnabiga ahaa ee la qabtay waxuu wataa labo Baasaboor

Ninkaan oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa Ciidamada Ammaanka Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ku beegneyd 19-kii Bishaan waxay ay ka qabteen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,iyada oo la geeyay Xarunta  Dambi baarista ee C.I.D.. Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amrtay in xabsiga dhexe lagu sii haayo Antony Thomas,kaas oo xilligii garoonka lagu […]

Continue Reading

RW Abiy Axmed oo soo Faragaliyay Khilaafka Madaxda DDS

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa soo faragaliyay Khilaafka ka dhex taagan Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustaf Maxamed Cumar iyo Gudoomiyaha xisbiga tala haya ee dowlad degaanka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Qadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Mustafe iyo Axmed Shide , waxaana uu ka codsaday in lasoo Afjaro Khilaafka, islamarkaana si wanaagsan […]

Continue Reading

Faa Faahin: Muhaajiriin lagu weeraray Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga ee maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan xalay Magaalada ay ku weerareen Muhaajiriin u dhashay dalka Itoobiya oo ku sugnaa Magaalada Boosaaso. Taliska Booliska Boosaaso ayaa xaqiijiyay in Koox Bastoolado ku hubeysan ay Magaalada ku weerareen rag kasoo jeedda Qowmiyadda Tigreeda oo maalmihii […]

Continue Reading

Hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela oo Madaxweyne loo aqoonsaday

Waxaa cirka isku sii shareereysa xiisadda u dhaxaysa dowladda Venezuela iyo dalka Mareykanka. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela Juan Guaidó uu u aqoonsan yahay madaxweynaha ku meel gaarka ah. Hadalka Mareykanka ayaa yimid kaddib markii 35-sano-jirkaasi uu shalay caasimadda Venezuela ee Caracas kaga dhawaaqay inuu yahay ku simaha madaxweynaha. Qaar […]

Continue Reading

Banaanbax Ka dhacay Dhuusamareeb

Banaanbax looga soo horjeedo Tacadiyada gaar ahaan kufsiga ka dhaca degaanada Galmudug ayaa maanta ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug. Ardayda Iskuullada iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda aya qeyb qaatay Banaanbaxa, waxaana ay sheegeen in ay ka xun yihiin tacadiyadda loo geysto dumarka. Banaanbaxaan ayaa yimid ka dib markii la sheegay in […]

Continue Reading

Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Oo Lagu Xiray Turkiga

Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ammaanka qaadeen Hawlgal Guud oo lagu soo qabtay ugu yaraan 178 Tahriibayaal shisheeye ah. Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in hawlgalkaasi laga sameeyey Goballo ku yaalla W/galbeed ee dalkaasi, iyadoo lagu soo qabtay Tahriibayaal si sifo aan sharci ahayn ku soo galay ama kaga sii […]

Continue Reading