AKHRISO: Jadwalka Khudbad jeedinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha

Wararka Maanta

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray sida ay khudbadaha u kala jeedin doonaan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya.
maalinta khamiista ah ayaa lagu wadaa in sitoosa ay ubilaabato wajiga koowaad ee khudbadaha musharixiintu ka horjeedinayaan xildhibaanada golaha shacabka iyo kuwa aqalka sare
waxaana uu jadwalka hadal jeedinta musharixiinta madaxweynaha soomaaliya

16299444_1853849448186184_8229537098401534621_n