Sawiro:Xildhibaanada Galmudug oo deeq gaarsiiyay dad abaaruhu saameeyeen

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Deeq daan ay xildhibaanada katirsan dowlad goboleedka galmudug ay soo gaarsiiyeen Qaarkamida dadka abaaruhu saameeyeeyn oo usoo barakacay gudaha magaalada cadaado Ayaaa waxaa ay kakoobneyd bariis iyo saliid.
Qoysaskaan ay xildhibaanada galmudug ay deeqda gaarsiiyeeyn ayaa kakoobnaa 100 qoys oo Kamida dadka abaaruhu saameeyeen waxaana dadkaani qaarkood ay yihiin kuwo ay abaartu Udheereyd colaado sababay iney deegaanaadooda isaga soo barakacaan.
Ugu horeyn ayaa waxaa goota kahadlay gudoomiyaha gudiga abaarah ee xildhibaanada Galmudug Canab Maxamd Cosoble ayaa sheegtay in deeqdaan ay hordhac utahay deeqo ay Xildhibaanada galmudug ugu talagaleen in lagaarsiiyo dadku abaruhu saameeyeen.

Xildhibaan Cabdulaahi Cumr Maxamuud oo kamida xildhiaanaada daadkaan deeqda soogaarsiisay ayaa sheegay in deeqdaan qoysaska lagaarsiiyay ay tira ahaanyihiin boqol qoys Islamarkaan deeqdaan ay xildhibaanadu ugu talagaleen dadka aabaareysan.
Qaarkamida dadka abaartu saameyay ee deeqdaan lagaarssiiyay ayaa kamahad celiyay Deeqdaan ay xildhibaanada galmudug soo gaarsiiyeeen.
Deegaanada galmudug ee abaartu sida ba,an usaameysay ayaa waxaa kamida deeganada bari Ee gobolka galgaduud.
Waxaana abaartu hada ay mareysaa heerkii ugu xumaa dadka qaar ayaa waxaa tirada Dhimashada xoolaha ay mareysaa 500 oo neef (shan boqol oo neef)

DSC02655 DSC02658   DSC02662 DSC02665 DSC02666 DSC02671 DSC02672 DSC02674 DSC02675 DSC02682 DSC02684 DSC02689 DSC02691 DSC02692 DSC02694