Sawirro: Alshabaab oo soo bandhigay Muuqaalada dagaalkii kulbiyow

Wararka Maanta

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirada Weerarkii ay ku qaadeen Saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin degaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose.

Waxaana ay sheegeen in ay dileen in ka badan 67 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda,Weerarkaan ayaa dhacay Jimicii lasoo dhaafay, Alshabaab ayaa sanadkii horey sidan oo kale u weeraray saldhigii ciidamada kenya Ceel Cadde halkaas ay ku naf waayeen ciidan ku dhow 200 askari.

Kulbiyow_007-1024x576 Kulbiyow_012-640x360 Kulbiyow_013-640x360 Kulbiyow_014-640x360 Kulbiyow_016-640x360 Kulbiyow_026-640x360 Kulbiyow_027-640x360 Kulbiyow_029-640x360 Kulbiyow_030-640x360 Kulbiyow_034-640x360 Kulbiyow_046-640x360