Wasaaradda A. Gudaha oo soosaartay Habraaca Doorashooyinka maamul goboleedyada Wararka Maanta May 25, 2019 admin1287 Wasaarada Arimaha Gudaha XFS oo soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada xilli dhawaan la filayo in ay qabsoonto doorashada Maamulada Galmudug iyo Jubbaland. Share garee:TweetWhatsApp Related